Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Waxbarasho Bilaash ah u Ballanqaaday Saddexda Arday ee Soomaaliya Guusha Caalamiga ah u Soo Hooyay
Muqdisho (Qaranimo Online) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay saddex arday oo...























