• ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY
Friday, September 25, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
  • CAALAMKA
  • ARIMAHA BULSHADA
    • All
    • Sports
    Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeybgaleysa Tartanka CECAFA U-17 Haweenka 2026

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

  • CAYAARAHA
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    Kanada oo kaalin muuqata ka qaadanaysa Qaramada Midoobay, xilli Carney uu raadinayo saaxiibbo cusub

    Dagaallo cusub oo ka qarxay waqooyiga Itoobiya iyo cabsi laga qabo soo noqoshada colaaddii Tigray

    Booqashada Xi Jinping ee Washington ayaa lagu tilmaamay inuu ku gacan sarreeyo wadaxaajoodyada Mareykanka

    Duullaanka Xuutiyiinta oo tijaabinaya xiriirka Mareykanka iyo Sacuudiga iyo xasilloonida Khaliijka

    Madaxweynaha Iran oo Qaramada Midoobay u sheegay Trump: “Marnaba madaxa uma foorarin doonno”

    Trump oo madasha QM uga hanjabay Iran, isla markaana sheegay inay jirto fursad heshiis nabadeed

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • MUUQAALO
  • ENGLISH NEWS
No Result
View All Result

Warar dheeraad ah oo ka soo kordhay taariikhda la bilaabi doono qodista shidaalka Soomaaliya iyo maraakiibta qodaysa

Basshi by Basshi
January 1, 2026
in WARARKA MAANTA
0
Warar dheeraad ah oo ka soo kordhay taariikhda la bilaabi doono qodista shidaalka Soomaaliya iyo maraakiibta qodaysa
0
SHARES
4
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Turkigu waxa uu leeyahay afarta markab ee adduunka ugu shidaal qodista dheer, kuwaas oo gaara gunta fog ee badaha, haddeerna waxaa lagu soo daray labo kale loogu yeeray ‘mataanaha jiilka todobaad, lana yiraahdo Cagri Bey iyo Yildirim. Arrintan waxaa shaaciyey Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ah ee Turkiga, Alparslan Bayraktar

Madaxweynaha Turkiga Recep Dayib Erdogan ayaa u bixiyey magaca maraakiibta mataanaha, kuwaas oo tirada maraakiibta Turkiga ee shidaalka qoda ka dhigaysa lix, halkii ay hore u ahaayeen afar sida uu Bayraktar ku qoray bartiisa bulshada X. Isaga oo raaciyey “Iyada oo la helay labadan markab ee mataanaha ah waa mucjisooyin tiknoolajiyadeed oo waxa ay qodi karaan 12,000 mitir.

Markabka Yildirim wuxuu kordhin doonaa wax-soo-saarka Gaaska ee Sakarya, halka Cagri Bey uu u jiheysan doono Soomaaliya si uu u sameeyo soo saaris gaas iyo helitaanka aag cusub. Hadafkeenna waa Turkiga oo si buuxda isugu filnaada Tamar ahaan” ayuu yiri.

Cagri Bey: Markabka shidaalka ka qodaya badaha Soomaaliya

Markabka Cagri Bey oo kamid maraakiibta casriga ah ee loogu yeero jiilka 7aad ayaa hawlgalkiisa ka fulin doona Soomaaliya waxa uuna ambabixi doonaa bisha Febraayo, taas oo ka dhigan in Turkiga uu markii ugu horreesay shidaal qodis ka sameeyo meel ka baxsan dalkiisa.

Isla Febraayo ayaa la filayaa inuu markabkaas bilaabo qodista shidaalka, laakinse weli lama shaacin halka uu qodista ka bilaabi doono.

Sanadka 2026 ayey sheegeen in uu noqon doono sanad cusub oo ay furi doonaan sahamin saliid iyo gaas ah.

Diyaargarowga hawlgal ee Cagri Bey ee Dekedda Tasucu ayaa la filayaa inuu dhammaado dhammaadka Janaayo 2026, kaddibna markabku uu u dhaqaaqo goobaha la calaamadiyey ee uu ka qodi doono gaaska.

Next Post

Maraykanka oo dib uu eegaya qaabka dad ay Soomaalidu ka mid tahay ku qaateen dhalashada

Basshi

Basshi

Next Post

Maraykanka oo dib uu eegaya qaabka dad ay Soomaalidu ka mid tahay ku qaateen dhalashada

qaranimo.com

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.

Navigate Site

  • ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY

Follow Us

No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
    • News