Eng. Ayub Liban

Eng. Ayub Liban

Eng. Ayub Liban waa qoraa sare oo ka tirsan Qaranimo Online, kuna takhasusay arrimaha bulshada, dhaqaalaha iyo sharciga. Isagoo si mutadawacnimo ah ula shaqeeya Qaranimo Online, wuxuu bulshada la wadaagaa warar, warbixino iyo qoraallo xog-ogaal ah oo ku saabsan arrimaha muhiimka ah ee saameeya bulshada Soomaaliyeed.

Wuxuu qayb ka yahay dadaalka Qaranimo Online ee lagu gaarsiinayo Soomaalida gudaha dalka iyo qurbo-joogta warar iyo macluumaad la isku halayn karo, iyadoo la adeegsanayo madasha caalamiga ah ee Qaranimo Online.

Page 4 of 4 1 … 3 4

Recent News