Madaxweyne Xasan Sheekh oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay Uganda xilli uu ka qeyb galayo caleema-saarka Madaxweynaha dalkaas
Kampala, Uganda - May 11, 2026 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Hassan Sheikh Mohamud, ayaa maanta gaaray magaalada Entebbe ee...





























