• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Saturday, August 8, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
    • Home 1
    • Home 2
    • Home 3
    • Home 4
    • Home 6
  • Sports
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    Diyaarad xamuul ah oo ay dad saarnaayeen oo la la’ yahay meel ay jaan iyo cirib dhigtay ilaa iyo hadda

    Trump oo cunaqabataynta ka qaadaya Turkiga iyo Netanyahu oo ka digaya in Ankara laga iibiyo diyaaradaha F‑35

    Maraykanka oo weli weerar ku Iiraan iyo Tehran oo ku dhawaaqday inay ka bixinayso jawaab adag

    Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kormeeray Dugsiga Tababarka Ciidanka ee Qorilow

    Marinka Hormuz oo weli ay ka socdaan weeraro xayiray wada-hadallada nabadda ee Mareykanka iyo Iiraan

    Puntland oo Ku Dhawaaqday Inuu Dhammaaday Xilkii Dowladda Federaalka, Kana Digtay Sharci-darro Dastuurka Ka Baxsan

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • Tech
    Micron to buy Taiwan chip fabrication site for US$1.8b

    • Nintendo Switch
    • CES 2017
    • Playstation 4 Pro
    • Mark Zuckerberg
  • Entertainment
    • All
    • Sports
    Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeybgaleysa Tartanka CECAFA U-17 Haweenka 2026

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

  • Lifestyle

    Trending Tags

    • Golden Globes
    • Game of Thrones
    • MotoGP 2017
    • eSports
    • Fashion Week
No Result
View All Result

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Danjiraha Yemen kala hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal iyo La-dagaallanka Tahriibka

0
SHARES
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Muqdisho, Sabti, 16 Maajo 2026 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Hamza Abdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Danjiraha Dowladda Yemen u fadhiya Soomaaliya, Faadil Cali Axmed Al‑Xanak, iyadoo kulankaasi diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya labada dal ee Soomaaliya iyo Yemen.

Kulanka ayaa lagu falanqeeyay arrimo muhiim ah oo la xiriira iskaashiga diblumaasiyadeed, ganacsiga, amniga, socdaalka, iyo la-dagaallanka tahriibka, iyadoo labada dhinac ay adkeeyeen muhiimadda ay leedahay sii xoojinta wada-shaqeynta labada dowladood.

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in Soomaaliya iyo Yemen ay leeyihiin xiriir soo jireen ah oo ku dhisan walaaltinimo, dhaqan, ganacsi iyo xiriir bulsho oo muddo qarniyo ah soo jiray. Waxa uu xusay in labada dal ay wadaagaan dano badan oo istaraatiiji ah, gaar ahaan dhinacyada amniga badda, isu socodka shacabka iyo iskaashiga dhaqaale.

Mudane Xamsa ayaa sidoo kale tilmaamay in dowladda Soomaaliya ay muhiimad gaar ah siinayso xoojinta xiriirka ay la leedahay dalalka gobolka, gaar ahaan Yemen oo door muhiim ah ku leh xiriirka Geeska Afrika iyo gacanka Carabta. Waxa uu sheegay in labada dowladood ay si wadajir ah uga shaqeynayaan sidii loo xoojin lahaa amniga, ganacsiga dekadaha, isku socodka hawada iyo xal u helidda caqabadaha tahriibka iyo socdaalka sharci darrada ah.

Dhinaca kale, Danjiraha Dowladda Yemen, Mudane Faadil Cali Axmed Al-Xanak, ayaa uga mahadceliyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya qaabilaadda iyo soo dhoweynta diirran ee loo sameeyay. Danjiraha ayaa bogaadiyay horumarka ay Soomaaliya ka sameysay dhinacyada amniga, dowlad-dhiska iyo dimuqraadiyadda, isaga oo xusay in dowladda Yemen ay si weyn u taageersan tahay dadaallada dib-u-soo kabashada iyo xasilloonida Soomaaliya.

Sidoo kale, danjiraha ayaa sheegay in Yemen ay diyaar u tahay inay sii xoojiso wada-shaqeynta labada dal, gaar ahaan dhinacyada ganacsiga, waxbarashada, maalgashiga iyo arrimaha bani’aadannimada, maadaama labada shacab ay leeyihiin xiriir qoto dheer oo taariikhi ah.

Kulankan ayaa kusoo aadaya xilli dowladda Soomaaliya ay dadaal xooggan ugu jirto xoojinta xiriirka diblumaasiyadeed iyo iskaashiga ay la leedahay dalalka gobolka iyo kuwa caalamka, si kor loogu qaado horumarka dalka, amniga iyo iskaashiga dhaqaale.

by: Ahmed Ali Omar | Qaranimo Online, Muqdisho

Previous Post

“Banaanbax Ma Rabno” – Odayaal iyo Waxgarad Muqdisho Ka Digay Rabshado Siyaasadeed iyo Qalalaase Amni

Next Post

Ardayda iyo Waalidiinta Iskuulada Degmada Dayniile oo Ka Cabanaaya Wadooyinka Xun ee Iskuulada Loo Maro

Auther

Auther

Written by Qaranimo Online Contributor A dedicated writer and contributor at Qaranimo Online, focusing on delivering accurate, engaging, and informative content. Passionate about journalism, media, and storytelling that informs, educates, and empowers the community.

Next Post
Ardayda iyo Waalidiinta Iskuulada Degmada Dayniile oo Ka Cabanaaya Wadooyinka Xun ee Iskuulada Loo Maro

Ardayda iyo Waalidiinta Iskuulada Degmada Dayniile oo Ka Cabanaaya Wadooyinka Xun ee Iskuulada Loo Maro

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook Twitter Youtube RSS
qaranimo.com

We bring you the best Premium WordPress Themes that perfect for news, magazine, personal blog, etc. Check our landing page for details.

Follow Us

Browse by Category

  • Business
  • Entertainment
  • News
  • Politics
  • Sports
  • Tech
  • Uncategorized
  • WARARKA MAANTA
  • World

Recent News

Diyaarad xamuul ah oo ay dad saarnaayeen oo la la’ yahay meel ay jaan iyo cirib dhigtay ilaa iyo hadda

Diyaarad xamuul ah oo ay dad saarnaayeen oo la la’ yahay meel ay jaan iyo cirib dhigtay ilaa iyo hadda

July 8, 2026
Trump oo cunaqabataynta ka qaadaya Turkiga iyo Netanyahu oo ka digaya in Ankara laga iibiyo diyaaradaha F‑35

Trump oo cunaqabataynta ka qaadaya Turkiga iyo Netanyahu oo ka digaya in Ankara laga iibiyo diyaaradaha F‑35

July 8, 2026

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.