Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya
Muqdisho, Qaranimo Online — 19-ka Sebtembar 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay...





























