Soomaaliya iyo Sucuudi Carabiya ayaa kala saxiixday heshiis lagu horumarinayo arrimaha Islaamka.
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali oo dhowaan safar shaqo ku...




























