Madaxweyne Cirro oo Washington ku Soo Bandhigay Muhiimadda Berbera iyo Amniga Badda Cas, Xilli Somaliland ay Raadinayso Xiriir Dhow oo Mareykanka ah
WASHINGTON — Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi “Cirro,” ayaa Dowladda Mareykanka u soo bandhigay hindise faahfaahsan oo ku saabsan iskaashi...





















