• ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY
Monday, November 9, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
  • CAALAMKA
  • ARIMAHA BULSHADA
    • All
    • Sports
    Soomaaliya U-15 oo 2–1 uga badisay Sacuudi Carabiya tartanka da’yarta ee Baku

    Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeybgaleysa Tartanka CECAFA U-17 Haweenka 2026

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

  • CAYAARAHA
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    Maxaad kala socotaa waxyaabaha ay salka ku hayso xiisadda Hiiraan ka jirta iyo ballanta ay sheegeen in looga baxay?

    Erdoğan iyo Aliyev oo Shusha kaga hadlay xiriirka Turkiga iyo Azerbaijan iyo iskaashiga dalalka Turkiga

    Taliyaha Ciidanka Badda Itoobiya oo sheegay in xoog loo adeegsan karo helitaanka marin Badda Cas haddii diblomaasiyaddu fashilanto

    Abiy Axmed oo tababar ciidan geliyey wasiirro iyo madax sare oo Itoobiyaan ah

    Uganda oo shaacisay qorshe ay ciidamadeeda Soomaaliya uga saarayso laba marxaladood

    Suudaan oo QM iyo Midowga Afrika uga cabatay weerarro ay sheegtay in laga soo abaabulay Itoobiya

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • MUUQAALO
  • ENGLISH NEWS
No Result
View All Result

Xigasho: BBC Somali

Qaranimo Online Editor by Qaranimo Online Editor
November 9, 2026
in Politics, WARARKA MAANTA
0
Maxaad kala socotaa waxyaabaha ay salka ku hayso xiisadda Hiiraan ka jirta iyo ballanta ay sheegeen in looga baxay?
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Muqdisho – Qaar ka mid ah bulshada gobolka Hiraan, ayaa khilaaf culusi waxaa u kala dhaxeeya dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Hirshabeelle oo gobolku uu ka tirsanyahay.

Xiisadda hadda taagan waxaa ay u muuqataa mid sii xoogeysanaysa oo dagaal keeni karta, iyadoo siyaabo kala duwan looga hadlay arrimahaan.

Khilaafku maaha mid cusub oo hadda bilowday, ee waa mid soo jiitamayay sanooyin, kaasoo salka ku haya wax falanqeeyaasha qaarkood ay ku soo koobeen dhowr arrimood.

Tabashada u dhexeysa Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe – Awood-qeybsiga

Dad badan ayaa qaba in tabashooyinka hadda taagan ay salka ku hayaan wax ka sooo bilowday aasaaskii Hirshabeelle, isla markaana aan ku ekeyn oo kaliya dhanka siyaasadda.

Waxaa sidoo kale muuqanaya in cabashooyinka bulshooyinka aaney ahayn kuwo ku saabsan oo kaliya Shabeellada dhexe iyo Hiiraan oo ah labada gobol ee Hirshabeelle la isku yiraahdo, balse ay tahay wax xitaa ka jira gudaha gobolka Hiiraan qudhiisa.

Wasiirkii hore ee Batroolka, Khayraadka iyo Macdanta, Soomaaliya Maxamed Mukhtaar Ibraahim ahna falanqeeya arrimaha Soomaaliya iyo guudahaan geeska Afrika ayaa BBC-da sidaan u sheegay:

“Tabashooyinka Hiiraan qaarkood waa kuwo salka ku haya qaabkii loo dhisay Hirshabelle, oo ka dhalatay isku darka gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe. Waxaa ka mid ah tabashooyinka ugu waaweyn awood-qeybsiga siyaasadeed,” ayuu yiri Maxamed Mukhtaar.

Waxaa isna aragtidaas mid u dhow qaba wasiirkii hore ee amniga gudaha Xasan Jimcaale Xundubay. Waxaana uu leeyahay: “Dadka reer Hiiraan, tabashadoodu waxyaabaha ay salka ku hayso waxaa ka mid ah in gobolkan uu ka mid ahaa sideeddii gobol ee hore isla markaana ay leeyihiin, Hiraan waa ka weyntahay in Hirshabeelle lagu daro oo iyada ayaa noqon karta maamul goboleed inta laba gobol loo kala jaro,”.

Previous Post

Erdoğan iyo Aliyev oo Shusha kaga hadlay xiriirka Turkiga iyo Azerbaijan iyo iskaashiga dalalka Turkiga

Qaranimo Online Editor

Qaranimo Online Editor

Written by Qaranimo Online Contributor A dedicated writer and contributor at Qaranimo Online, focusing on delivering accurate, engaging, and informative content. Passionate about journalism, media, and storytelling that informs, educates, and empowers the community.

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

qaranimo.com

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.

Navigate Site

  • ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY

Follow Us

No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
    • News