• ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY
Tuesday, November 10, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
  • CAALAMKA
  • ARIMAHA BULSHADA
    • All
    • Sports
    Soomaaliya U-15 oo 2–1 uga badisay Sacuudi Carabiya tartanka da’yarta ee Baku

    Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeybgaleysa Tartanka CECAFA U-17 Haweenka 2026

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

  • CAYAARAHA
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    NUSOJ oo billowday wadatashiyo ku saabsan ku biirista Soomaaliya ee heshiiska xuquuqda haweenka ee CEDAW

    Eisenkot oo loo xil saaray dhismaha dowladda Israa’iil, Netanyahu-na wajahaya loollan uu xilka ku sii haysto

    Ramla Cali oo guul ka gaartay Texas, una hibeysay aabbaheed oo geeriyooday

    Maxaad kala socotaa waxyaabaha ay salka ku hayso xiisadda Hiiraan ka jirta iyo ballanta ay sheegeen in looga baxay?

    Erdoğan iyo Aliyev oo Shusha kaga hadlay xiriirka Turkiga iyo Azerbaijan iyo iskaashiga dalalka Turkiga

    Taliyaha Ciidanka Badda Itoobiya oo sheegay in xoog loo adeegsan karo helitaanka marin Badda Cas haddii diblomaasiyaddu fashilanto

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • MUUQAALO
  • ENGLISH NEWS
No Result
View All Result

Guddiga Maaliyadda Aqalka Sare oo Wasaaradda Maaliyadda kala hadlay wax-ka-beddelka Sharciga Bankiga Dhexe

Qaranimo Online Editor by Qaranimo Online Editor
November 10, 2026
in WARARKA MAANTA
0
Guddiga Maaliyadda Aqalka Sare oo Wasaaradda Maaliyadda kala hadlay wax-ka-beddelka Sharciga Bankiga Dhexe
0
SHARES
5
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Muqdisho — Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Wasaaradda Maaliyadda, oo uu hoggaaminayay Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda, Mudane Cabdiqafaar Cilmi Xaange. Kulanka, oo uu shir-guddoominayay Guddoomiyaha Guddiga, Sanatar Cabdi Axmed Dhuxulow (Dhagdheer), ayaa diiradda lagu saaray Hindise-sharciyeedka Wax-ka-beddelka Sharciga Bankiga Dhexe, tirsigiisuna yahay 130 ee sannadkii 2012.

Ujeeddada kulanka ayaa ahayd in mas’uuliyiinta Wasaaradda Maaliyaddu ay guddiga siiyaan faahfaahin iyo fasiraad dheeraad ah oo ku saabsan hindise-sharciyeedka. Waxaa si gaar ah xoogga loo saaray ereybixinta ku jirta sharciga iyo caddaynta macnaha erayada loo adeegsaday qodobbadiisa.

Faahfaahinta laga dalbaday wasaaradda ayaa loogu talagalay in xubnaha guddigu ay helaan xog iyo faham ku filan oo ka caawiya dib-u-eegista, sixitaanka iyo turxaan-bixinta hindise-sharciyeedka. Caddaynta ereybixinta ayaa qayb ka ah hubinta in qodobbada sharcigu yeeshaan macne cad oo si sax ah loo fahmi karo.

Kulankan ayaa qayb ka ah hawsha guddigu ku gudanayo waajibaadkiisa dastuuriga ah ee la xiriira ka baaraandegidda hindise-sharciyeedyada horyaalla, iyadoo mas’uuliyiinta hay’adaha ay khusayso laga helayo sharaxaadda lagama maarmaanka u ah dib-u-eegistooda.

Previous Post

Maxaad kala socotaa waxyaabaha ay salka ku hayso xiisadda Hiiraan ka jirta iyo ballanta ay sheegeen in looga baxay?

Next Post

Danjire Ferhat Alkan oo booqday dugsiyada Maarif, adkeeyeyna muhiimadda waxbarashada Soomaaliya

Qaranimo Online Editor

Qaranimo Online Editor

Written by Qaranimo Online Contributor A dedicated writer and contributor at Qaranimo Online, focusing on delivering accurate, engaging, and informative content. Passionate about journalism, media, and storytelling that informs, educates, and empowers the community.

Next Post
Danjire Ferhat Alkan oo booqday dugsiyada Maarif, adkeeyeyna muhiimadda waxbarashada Soomaaliya

Danjire Ferhat Alkan oo booqday dugsiyada Maarif, adkeeyeyna muhiimadda waxbarashada Soomaaliya

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

qaranimo.com

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.

Navigate Site

  • ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY

Follow Us

No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
    • News