Dowladda Soomaaliya oo bogaadisay doorashooyinkii ka dhacay Somaliland

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa soo dhoweysay habsami u socodka doorashooyinka madaxtinimo iyo kuwa xisbiyada ee ka dhacay deegaanada Somaliland. Wasaaradda ayaa ugu hambalyeysay shacabka iyo maamulka Somaliland hannaanka dimuqraadiyadda ee lagu tartamay kuraasta…
Ra’iisul wasaare Xamse oo qaabilay wafdi ka socda Kenya

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ku qaabilay hoygiisa wafdi ka socda dowladda Kenya. Xubnaha wafdiga ayaa Ra’iisul Wasaaraha soo gaarsiiyay dhambaal iyo salaan ay ka wadeen Madaxweynaha Kenya, William Ruto, waxaana…
Xuska 11-sano guurada dib u hawlgelinta Isbitaalka Digfeer

Muqdisho – Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federalka Soomaaliya oo uu ugu horeeyo wasiirka Caafimaadka dowladda FS Dr. Cali Xaaji, Xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale ayaa xalay magaalada Muqdisho uga qeyb galay munaasabada xuska 11-sano guuradii ka soo wareegtay markii dib loo…
Qorshaha xal u helidda Barakacayaasha ee Dowladda Soomaaliya

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan  Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa shir-guddoomiyay Madasha daneeyayaasha Caalamiga oo lagu soo bandhigay Qorshaha Qaran ee Waddooyinka Xalka Waara oo lagu qabtay Geneva. Madashan oo ay soo agaasimeen Waaxda Yareynta Saboolnimada…