Wasiirka Warfaafinta: “Heshiis kasta oo wax u dhimaya madaxbannaanida dalka waa la burin karaa.”
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo ka qeybgalay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa sheegay in go’aanka dowladda ee...























