MAAMULKA GOBOLKA BANAADIR OO DAAHFURAY DIIWAANGELINTA CEELASHA BIYAHA IYO SHIRKADAHA SIFEEYA BIYAHA
Muqdisho, Janaayo 15, 2026: Maamulka Gobolka Banaadir ayaa khamiista maanta ah daahfuray diiwaangelinta ceelasha biyaha iyo shirkadaha gaarka loo leeyahay...




















