• ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY
Friday, October 2, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
  • CAALAMKA
  • ARIMAHA BULSHADA
    • All
    • Sports
    Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeybgaleysa Tartanka CECAFA U-17 Haweenka 2026

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

  • CAYAARAHA
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    Kanada oo kaalin muuqata ka qaadanaysa Qaramada Midoobay, xilli Carney uu raadinayo saaxiibbo cusub

    Dagaallo cusub oo ka qarxay waqooyiga Itoobiya iyo cabsi laga qabo soo noqoshada colaaddii Tigray

    Booqashada Xi Jinping ee Washington ayaa lagu tilmaamay inuu ku gacan sarreeyo wadaxaajoodyada Mareykanka

    Duullaanka Xuutiyiinta oo tijaabinaya xiriirka Mareykanka iyo Sacuudiga iyo xasilloonida Khaliijka

    Madaxweynaha Iran oo Qaramada Midoobay u sheegay Trump: “Marnaba madaxa uma foorarin doonno”

    Trump oo madasha QM uga hanjabay Iran, isla markaana sheegay inay jirto fursad heshiis nabadeed

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • MUUQAALO
  • ENGLISH NEWS
No Result
View All Result

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kormeeray Dugsiga Tababarka Ciidanka ee Qorilow

Qaranimo Online Editor by Qaranimo Online Editor
July 8, 2026
in Politics, WARARKA MAANTA
0
Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kormeeray Dugsiga Tababarka Ciidanka ee Qorilow
0
SHARES
4
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta kormeer ku tegay Dugsiga Tababarka Ciidanka ee Qorilow, oo ku yaalla gobolka Shabeellaha Dhexe.

Intii lagu guda jiray booqashada, wasiirka ayaa la kulmay ciidamada tababarka ku jira, isagoo ku dhiirrigeliyey inay sii laba jibbaaraan dadaalkooda, korna u qaadaan tayada tababarka, anshaxa iyo u-diyaargarowga howlgalada amniga.

Sidoo kale, wasiirku wuxuu sheegay in dowladda Federaalka ay mudnaan siinayso horumarinta awoodda iyo tayeynta Ciidanka Xoogga Dalka, si loo xoojiyo amniga iyo xasilloonida guud ee Soomaaliya.

Dhankiisa, Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa ciidamada ku boorriyey inay si buuxda uga faa’iidaystaan tababarka ay qaadanayaan, isla markaana muujiyaan feejignaan, isku-duubni iyo heegan joogto ah.

Taliyaha ayaa sidoo kale xusay in ciidamada lagu tababarayo Dugsiga Qorilow la filayo inay door ka qaataan howlgalada la qorsheynayo ee ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab, isagoo tilmaamay in diyaar-garowga socda uu qayb ka yahay qorshaha lagu xoojinayo awoodda ciidamada.

Booqashadan ayaa imanaysa xilli ay dowladda Federaalka Soomaaliya waddo dadaallo lagu xoojinayo diyaar-garowga ciidamada, iyadoo la filayo wejiyo cusub oo howlgalo amni ah laga fuliyo deegaannada ay weli ka jiraan khataraha amni.

Previous Post

Marinka Hormuz oo weli ay ka socdaan weeraro xayiray wada-hadallada nabadda ee Mareykanka iyo Iiraan

Next Post

Maraykanka oo weli weerar ku Iiraan iyo Tehran oo ku dhawaaqday inay ka bixinayso jawaab adag

Qaranimo Online Editor

Qaranimo Online Editor

Written by Qaranimo Online Contributor A dedicated writer and contributor at Qaranimo Online, focusing on delivering accurate, engaging, and informative content. Passionate about journalism, media, and storytelling that informs, educates, and empowers the community.

Next Post
Maraykanka oo weli weerar ku Iiraan iyo Tehran oo ku dhawaaqday inay ka bixinayso jawaab adag

Maraykanka oo weli weerar ku Iiraan iyo Tehran oo ku dhawaaqday inay ka bixinayso jawaab adag

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

qaranimo.com

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.

Navigate Site

  • ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY

Follow Us

No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
    • News