• ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY
Saturday, September 26, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
  • CAALAMKA
  • ARIMAHA BULSHADA
    • All
    • Sports
    Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeybgaleysa Tartanka CECAFA U-17 Haweenka 2026

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

  • CAYAARAHA
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    Kanada oo kaalin muuqata ka qaadanaysa Qaramada Midoobay, xilli Carney uu raadinayo saaxiibbo cusub

    Dagaallo cusub oo ka qarxay waqooyiga Itoobiya iyo cabsi laga qabo soo noqoshada colaaddii Tigray

    Booqashada Xi Jinping ee Washington ayaa lagu tilmaamay inuu ku gacan sarreeyo wadaxaajoodyada Mareykanka

    Duullaanka Xuutiyiinta oo tijaabinaya xiriirka Mareykanka iyo Sacuudiga iyo xasilloonida Khaliijka

    Madaxweynaha Iran oo Qaramada Midoobay u sheegay Trump: “Marnaba madaxa uma foorarin doonno”

    Trump oo madasha QM uga hanjabay Iran, isla markaana sheegay inay jirto fursad heshiis nabadeed

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • MUUQAALO
  • ENGLISH NEWS
No Result
View All Result

Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo Adkeeyay Ammaanka Muqdisho, Bulshadana Ugu Baaqay Iskaashi

Qaranimo Online Editor by Qaranimo Online Editor
May 10, 2026
in WARARKA MAANTA
0
Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo Adkeeyay Ammaanka Muqdisho, Bulshadana Ugu Baaqay Iskaashi
0
SHARES
14
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Muqdisho – Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa amar adag ku bixiyay in si weyn loo xoojiyo ammaanka Caasimadda Muqdisho, iyadoo la wajahayo xaalado amni oo u baahan feejignaan dheeri ah.

Taliyaha ayaa faray dhammaan saraakiisha iyo cutubyada ka howlgala magaalada inay laba jibbaaraan dadaalladooda sugidda nabadda, isla markaana si gaar ah ula socdaan dhaqdhaqaaq kasta oo keeni kara qalalaase ama rabshado. Wuxuu si cad u sheegay in aan la oggolaan doonin falal amni-darro abuuri kara, gaar ahaan kuwa la xiriira hub sharci darro ah oo lagu dhex wato bulshada.

Wararka ka imanaya hay’adaha ammaanka ayaa tilmaamaya in tallaabooyinkan ay qeyb ka yihiin qorshe ballaaran oo lagu xaqiijinayo badbaadada shacabka iyo xasilloonida guud ee magaalada Muqdisho, xilli ay jiraan dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed iyo baaqyo ku saabsan isu soo baxyo.

Dhanka kale, hay’adaha amniga dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay door muuqda ka qaataan sugidda ammaanka, iyagoo la shaqeynaya ciidamada amniga kana fogaada fal kasta oo keeni kara khatar ama hurin kara rabshado.

“Amniga waa mas’uuliyad wadajir ah,” ayaa lagu yiri bayaan ka soo baxay hay’adaha amniga, iyadoo lagu adkeeyay in iskaashiga bulshada uu yahay furaha ugu weyn ee lagu xaqiijin karo nabad waarta iyo kala dambeyn.

Ugu dambeyn, Taliyaha Booliiska ayaa xaqiijiyay in ciidamadu ay si buuxda uga go’an tahay ilaalinta nolosha iyo hantida shacabka, islamarkaana ay si adag uga hortagi doonaan cid kasta oo isku dayda inay carqaladeyso xasilloonida caasimadda.

Previous Post

Kenya Delegation Attends Djibouti President Guelleh’s Sixth-Term Swearing-In Ceremony

Next Post

Kulan Wacyigelin Ah oo Looga Hadlay Amniga iyo Xasilloonida Muqdisho Oo Lagu Qabtay Aqalka Dowladda Hoose

Qaranimo Online Editor

Qaranimo Online Editor

Written by Qaranimo Online Contributor A dedicated writer and contributor at Qaranimo Online, focusing on delivering accurate, engaging, and informative content. Passionate about journalism, media, and storytelling that informs, educates, and empowers the community.

Next Post
Kulan Wacyigelin Ah oo Looga Hadlay Amniga iyo Xasilloonida Muqdisho Oo Lagu Qabtay Aqalka Dowladda Hoose

Kulan Wacyigelin Ah oo Looga Hadlay Amniga iyo Xasilloonida Muqdisho Oo Lagu Qabtay Aqalka Dowladda Hoose

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

qaranimo.com

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.

Navigate Site

  • ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY

Follow Us

No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
    • News