• ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY
Wednesday, September 16, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
  • CAALAMKA
  • ARIMAHA BULSHADA
    • All
    • Sports
    Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeybgaleysa Tartanka CECAFA U-17 Haweenka 2026

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

  • CAYAARAHA
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    Ra’iisul Wasaarihii hore ee Canada Stephen Harper: Canada Waxay ku Qasbanaatay inay ka Baxdo Heshiiskii Ganacsi ee Mareykanka

    Trump oo Devin Kennington u Magacaabay Murashaxa Safiirka Cusub ee Mareykanka u Fadhiya Soomaaliya

    25 Sano Kadib 11-kii Sebtembar: Muslimiinta Mareykanka oo Siyaasadda ku Yeelanaya Saamayn Cusub

    Cilmi-baarayaal oo Ka Digay “Worm” AI Adeegsanaya oo La Qabsan Kara Qalab Kasta

    Xiisadda Yemen iyo Gacanka oo Sii Kordhay: Xuutiyiinta oo Sacuudiga u Digay, Wadahadalladii Hormuzna Dib Loo Dhigay

    Canada iyo Midowga Yurub oo Sahaminaya Heshiis Fududeyn Kara Shaqada iyo Deggenaanshaha Muwaadiniinta

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • MUUQAALO
  • ENGLISH NEWS
No Result
View All Result

Kulan Wacyigelin Ah oo Looga Hadlay Amniga iyo Xasilloonida Muqdisho Oo Lagu Qabtay Aqalka Dowladda Hoose

Qaranimo Online Editor by Qaranimo Online Editor
May 10, 2026
in WARARKA MAANTA
0
Kulan Wacyigelin Ah oo Looga Hadlay Amniga iyo Xasilloonida Muqdisho Oo Lagu Qabtay Aqalka Dowladda Hoose
0
SHARES
15
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Muqdisho, Maajo 09, 2026 – Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa shir ballaaran oo diiradda lagu saarayay amniga, xasilloonida iyo horumarka Caasimadda ku guddoomiyay Aqalka Dowladda Hoose ee Muqdisho.

Kulankan muhiimka ah ayaa waxaa ka qayb galay Wasiirro, Senetarro, Xildhibaanno, Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda ee Gobolka Banaadir, mas’uuliyiin heer degmo, saraakiil amni, siyaasiyiin, odayaal dhaqan iyo qaybaha kala duwan ee bulshada. Doodaha kulanka ayaa xoogga lagu saaray sidii loo xoojin lahaa amniga magaalada iyo in si wadajir ah looga shaqeeyo xasilloonida guud ee Caasimadda.

Mas’uuliyiinta iyo waxgaradkii ka hadlay kulanka ayaa si cad u muujiyay in Muqdisho ay soo martay xaalado adag oo amni, isla markaana aysan maanta u dulqaadan karin wax kasta oo horseedi kara qalalaase, cabsi gelin ama carqalad ku timaadda ganacsiga, isu socodka iyo adeegyada bulshada.

Waxaa sidoo kale la adkeeyay muhiimadda ay leedahay wadashaqeynta shacabka iyo hay’adaha amniga, iyadoo bulshada loogu baaqay inay muujiyaan feejignaan dheeri ah iyo mas’uuliyad wadajir ah si loo ilaaliyo nabadda iyo kala dambeynta magaalada.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Dr. Muungaab, ayaa intii uu hadalka jeedinayay si gaar ah uga hadlay isu soo baxa la qorsheeyay in uu ka dhaco Muqdisho maalinta xigta. Wuxuu xusay in mudaharaadku yahay xuquuq dastuurku dammaanad qaaday, balse ay muhiim tahay in loo maro hab sharciyeed oo nidaamsan, laguna qabto goobaha loo asteeyay isu imaatinnada dadweynaha.

Dhanka kale, wuxuu si adag uga digay isku day kasta oo lagu abuuri karo qalalaase, sida dhisidda dhufeysyo ama xiridda waddooyinka, isagoo carrabka ku adkeeyay in tallaabo kasta oo halis gelin karta amniga iyo xasilloonida bulshada aan la aqbali doonin.

Kulanka ayaa ugu dambeyn kusoo dhammaaday baaq mideysan oo ku wajahan shacabka Muqdisho, kaas oo lagu adkeeyay ilaalinta wadajirka, nabadda iyo dowladnimada, si Caasimaddu u sii ahaato magaalo amni iyo horumar ku tallaabsaneysa.

http://qaranimo.com/wp-content/uploads/2026/05/muungaab-may-10.mp4

Previous Post

Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo Adkeeyay Ammaanka Muqdisho, Bulshadana Ugu Baaqay Iskaashi

Next Post

MUQDISHO: Mudaaharaadyo ballaaran oo maanta ka dhacay caasimadda – maxaa laga dhaxlay?

Qaranimo Online Editor

Qaranimo Online Editor

Written by Qaranimo Online Contributor A dedicated writer and contributor at Qaranimo Online, focusing on delivering accurate, engaging, and informative content. Passionate about journalism, media, and storytelling that informs, educates, and empowers the community.

Next Post
MUQDISHO: Mudaaharaadyo ballaaran oo maanta ka dhacay caasimadda – maxaa laga dhaxlay?

MUQDISHO: Mudaaharaadyo ballaaran oo maanta ka dhacay caasimadda – maxaa laga dhaxlay?

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

qaranimo.com

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.

Navigate Site

  • ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY

Follow Us

No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
    • News