• ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY
Tuesday, October 6, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
  • CAALAMKA
  • ARIMAHA BULSHADA
    • All
    • Sports
    Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeybgaleysa Tartanka CECAFA U-17 Haweenka 2026

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

  • CAYAARAHA
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    Kanada oo kaalin muuqata ka qaadanaysa Qaramada Midoobay, xilli Carney uu raadinayo saaxiibbo cusub

    Dagaallo cusub oo ka qarxay waqooyiga Itoobiya iyo cabsi laga qabo soo noqoshada colaaddii Tigray

    Booqashada Xi Jinping ee Washington ayaa lagu tilmaamay inuu ku gacan sarreeyo wadaxaajoodyada Mareykanka

    Duullaanka Xuutiyiinta oo tijaabinaya xiriirka Mareykanka iyo Sacuudiga iyo xasilloonida Khaliijka

    Madaxweynaha Iran oo Qaramada Midoobay u sheegay Trump: “Marnaba madaxa uma foorarin doonno”

    Trump oo madasha QM uga hanjabay Iran, isla markaana sheegay inay jirto fursad heshiis nabadeed

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • MUUQAALO
  • ENGLISH NEWS
No Result
View All Result

Wasiirka Cusub ee Warfaafinta XFS oo Kormeer Shaqo ku Tagay Xarunta Wasaaradda, Ballan Qaadayna Horumarin iyo Dardargelin

Qaranimo Online Editor by Qaranimo Online Editor
May 13, 2026
in WARARKA MAANTA
0
Wasiirka Cusub ee Warfaafinta XFS oo Kormeer Shaqo ku Tagay Xarunta Wasaaradda, Ballan Qaadayna Horumarin iyo Dardargelin
0
SHARES
4
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Muqdisho, Soomaaliya –  May 13, 2026 – Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kormeer shaqo ku maray qeybaha kala duwan iyo waaxyaha Wasaaradda, si uu ugu kuurgalo habsami u socodka howlaha shaqo iyo adeegyada ay Wasaaraddu u hayso shacabka Soomaaliyeed.

Kormeerka Wasiirka ayaa qeyb ka ahaa dadaallada lagu xoojinayo hufnaanta shaqada iyo kor u qaadista waajibaadka muhiimka ah ee Wasaaradda, xilli dowladda Federaalka Soomaaliya ay xoogga saareyso horumarinta warbaahinta Qaranka, wacyigelinta bulshada iyo dib-u-dhiska hay’adaha dowliga ah.

Intii uu kormeerka ku guda jiray, Wasiir Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa warbixino faahfaahsan ka dhageystay Agaasimayaasha, madaxda waaxyaha iyo howlwadeennada kala duwan ee Wasaaradda, kuwaas oo sharaxaad ka bixiyay howlaha socda, adeegyada la bixiyo iyo qorshayaasha horumarineed ee horyaalla Wasaaradda.

Wasiirka ayaa bogaadiyay dadaalka iyo shaqada ay shaqaalaha Wasaaraddu u hayaan Qaranka Soomaaliyeed, isagoo ku dhiirrigeliyay inay sii labanlaabaan dadaalkooda si loo gaaro adeeg hufan oo waxtar u leh bulshada.

Mudane Cabdifataax ayaa si gaar ah u carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay Wasaaradda Warfaafinta u leedahay mideynta farriimaha Dowladda, horumarinta Warbaahinta Qaranka, ilaalinta iyo kobcinta dhaqanka Soomaaliyeed, iyo sidoo kale dhiirrigelinta dalxiiska dalka, oo uu sheegay inuu qeyb muhiim ah ka qaadan karo horumarka dhaqaalaha iyo sumcadda Soomaaliya.

Sidoo kale, Wasiirka cusub ayaa ammaanay doorka muuqda ee Warbaahinta Qaranku ka qaadatay tabinta doorashooyinkii qof iyo codka ahaa ee dhowaan ka dhacay deegaannada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, isagoo tilmaamay in warbaahintu door muhiim ah ku leedahay wacyigelinta bulshada iyo xoojinta geeddi-socodka dimuqraadiyadda dalka.

Ugu dambeyn, Wasiirka ayaa ballan qaaday inuu xoogga saari doono dardargelinta howlaha Wasaaradda, casriyeynta adeegyada Warbaahinta Qaranka iyo hirgelinta qorshayaal lagu horumarinayo shaqada Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya.

Previous Post

Soomaaliya oo Dardargelinaysa Dib-u-habeynta Korontada Dalka – Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Shir Guddoomiyay

Next Post

Shir Ballaaran oo Looga Hadlay Nabadda iyo Xasilloonida Mudug oo Lagu Qabtay Soomaaliya

Qaranimo Online Editor

Qaranimo Online Editor

Written by Qaranimo Online Contributor A dedicated writer and contributor at Qaranimo Online, focusing on delivering accurate, engaging, and informative content. Passionate about journalism, media, and storytelling that informs, educates, and empowers the community.

Next Post
Shir Ballaaran oo Looga Hadlay Nabadda iyo Xasilloonida Mudug oo Lagu Qabtay Soomaaliya

Shir Ballaaran oo Looga Hadlay Nabadda iyo Xasilloonida Mudug oo Lagu Qabtay Soomaaliya

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

qaranimo.com

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.

Navigate Site

  • ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY

Follow Us

No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
    • News