• ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY
Saturday, September 12, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • Sports
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    Warbixin: Trump wuxuu diiday codsigii Maxamed bin Salmaan ee ahaa in la beegsado Xuutiyiinta

    Madaxweyne Trump oo Ballanqaaday $5,000 Haddii Jamhuuriyiintu Ku Guuleystaan Doorashada Dhexe ee Maraykanka

    Canada iyo Ukraine oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah

    Soomaaliya oo Madasha Jaamacadda Carabta ku Adkaysay Taageerada Qadiyadda Falastiin

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kormeeray Diyaargarowga iyo Xarumaha Kumaandooska Gorgor

    Apple oo Daaha ka Qaadday iPhone Duo: Telefoonkeedii Ugu Horreeyay ee Laabma oo Qiimihiisu Gaarayo…

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • Entertainment
    • All
    • Sports
    Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeybgaleysa Tartanka CECAFA U-17 Haweenka 2026

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

No Result
View All Result

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeyb galay Furitaanka Shirweynaha 79-aad ee Caafimaadka Adduunka ee Geneva

0
SHARES
6
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Geneva, Switzerland – Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Cali Xaaji Aadan, ayaa maanta ka qeyb galay furitaanka rasmiga ah ee Shirweynaha 79-aad ee Caafimaadka Adduunka (World Health Assembly), kaas oo ka furmay magaalada Geneva ee dalka Switzerland.

Shirkan caalamiga ah oo ay sanad walba isugu yimaadaan wasiirrada caafimaadka, khubaro caafimaad, hay’adaha samafalka iyo madaxda ururrada caafimaadka ee caalamka, ayaa sanadkan diiradda lagu saarayaa xoojinta nidaamyada daryeelka caafimaadka, kor u qaadidda iskaashiga caalamiga ah, iyo dejinta istaraatiijiyado wax looga qabanayo caqabadaha caafimaad ee dunida ka jira.

Wasiirka waxaa safarkiisa ku wehlinaya Xoghayaha Guud ee Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Soomaaliyeed, Mudane Maxamed Maxamuud Adoow, iyo wafdi ballaaran oo ka kooban agaasime-waaxeedyo iyo howl-wadeenno ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada. Wafdigan ayaa matalaya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyagoo ka qeyb geli doona doodaha muhiimka ah, kulamada doceedyada iyo go’aannada la xiriira horumarinta caafimaadka caalamiga ah.

Ka qeybgalka Soomaaliya ee shirkan ayaa muujinaya dadaalka dowladda Federaalka Soomaaliya ay ugu jirto dib-u-dhiska iyo horumarinta adeegyada caafimaadka dalka, gaar ahaan xoojinta xiriirka iyo wada-shaqeynta hay’adaha caafimaadka ee caalamiga ah.

Sidoo kale, shirkan ayaa Soomaaliya u ah fursad muhiim ah oo ay kula wadaagi karto caalamka horumarka laga sameeyay adeegyada caafimaadka, dib-u-habeynta nidaamka caafimaadka dalka, iyo qorshayaasha lagu xoojinayo tayada adeegyada caafimaad ee bulshada Soomaaliyeed.

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS ayaa markale xaqiijisay sida ay uga go’an tahay horumarinta adeegyada caafimaadka, tayeynta xirfadlayaasha caafimaadka, iyo ka qeyb qaadashada madalaha caalamiga ah ee looga arrinsanayo caafimaadka adduunka.

Waxaa soo tebiyay: Osman Jama

Previous Post

Taliyaha NISA oo Kulan Amni iyo Wadatashi ah la Qaatay Bulshada Degmada Gubadley

Next Post

Soomaaliya oo soo bandhigtay qorshaheeda horumarinta magaalooyinka iyo dib-u-dhiska dalka

QOL Editor

QOL Editor

Written by Qaranimo Online Contributor A dedicated writer and contributor at Qaranimo Online, focusing on delivering accurate, engaging, and informative content. Passionate about journalism, media, and storytelling that informs, educates, and empowers the community.

Next Post
Soomaaliya oo soo bandhigtay qorshaheeda horumarinta magaalooyinka iyo dib-u-dhiska dalka

Soomaaliya oo soo bandhigtay qorshaheeda horumarinta magaalooyinka iyo dib-u-dhiska dalka

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

qaranimo.com

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.

Navigate Site

  • ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY

Follow Us

No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
    • News