• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Thursday, May 21, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
    • Home 1
    • Home 2
    • Home 3
    • Home 4
    • Home 6
  • Sports
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    Puntland oo Ku Dhawaaqday Inuu Dhammaaday Xilkii Dowladda Federaalka, Kana Digtay Sharci-darro Dastuurka Ka Baxsan

    UAE denies Netanyahu visited in ‘secret’ during US-Israel war on Iran

    Soomaaliya oo Ku Baaqday in Afrika Hesho Kuraas Joogto ah oo Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ah

    Somalia Calls for Permanent African Representation on UN Security Council at Africa Forward Summit

    Kenya Delegation Attends Djibouti President Guelleh’s Sixth-Term Swearing-In Ceremony

    DFL Endorses Ilhan Omar for Re-Election in Minnesota’s 5th District

    Yaa ku guulaystay dagaalka Iran iyo Maraykanka?

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • Tech
    Micron to buy Taiwan chip fabrication site for US$1.8b

    • Nintendo Switch
    • CES 2017
    • Playstation 4 Pro
    • Mark Zuckerberg
  • Entertainment
    • All
    • Sports
    Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeybgaleysa Tartanka CECAFA U-17 Haweenka 2026

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

  • Lifestyle

    Trending Tags

    • Golden Globes
    • Game of Thrones
    • MotoGP 2017
    • eSports
    • Fashion Week
No Result
View All Result

Soomaaliya oo Madrid Ka Muujisay Dadaallada La-dagaallanka Xagjirnimada iyo Argagixisada

0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Ka-hortagga iyo La-dagaallanka Fikradaha Xagjirka Rabshadaha Wata, Mudane Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar, ayaa ka qeyb galay shir caalami ah oo muhiim ah oo lagu qabtay magaalada Madrid ee caasimadda dalka Spain, kaas oo diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga caalamiga ah ee la dagaallanka argagixisada ee qaaradda Afrika.

Shirka oo cinwaankiisu ahaa “Iskaashiga La-dagaallanka Argagixisada ee Afrika” ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin heer sare ah, khubaro amni, wakiillo dowladeed iyo hay’ado caalami ah oo ka kala socday dalal badan oo Afrika iyo Yurub ah. Kulanka ayaa xoogga lagu saaray sidii loo mideyn lahaa dadaallada lagula dagaallamayo kooxaha xagjirka ah iyo sidii looga hortagi lahaa faafitaanka fikiradaha rabshadaha wata ee khatarta ku ah amniga iyo xasilloonida gobolka.

Intii uu socday shirka, Ergeyga Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Aweys Maxamed Cumar ayaa ugu horreyn uga mahadceliyay Dowladda Spain iyo qabanqaabiyeyaasha shirka martigelinta iyo dadaallada ay ku bixinayaan abuurista madal muhiim ah oo lagu xoojinayo wada-hadalka iyo iskaashiga dhinaca amniga iyo la dagaallanka argagixisada.

Khudbad uu ka jeediyay madasha shirka ayuu Ergeygu si qoto dheer uga hadlay xaaladda Soomaaliya iyo caqabadaha ay kooxaha xagjirka ahi ku hayaan shacabka Soomaaliyeed iyo dowladnimada dalka. Wuxuu sheegay in Soomaaliya aysan arrintan u arkin oo keliya dood siyaasadeed ama aragti la iska falanqeeyo, balse ay tahay xaalad dhab ah oo muddo dheer saameyn ku yeelatay amniga, horumarka iyo nolosha bulshada Soomaaliyeed.

Mudane Aweys Maxamed Cumar ayaa tilmaamay in kooxaha xagjirka ahi ay sannadihii lasoo dhaafay adeegsanayeen farsamooyin casri ah iyo tiknoolajiyad horumarsan si ay u faafiyaan dacaayadahooda, u marin habaabiyaan dhalinyarada, isla markaana uga faa’iideystaan baraha bulshada iyo aaladaha dijitaalka ah.

Wuxuu sidoo kale carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in dowladaha Afrika iyo beesha caalamku yeeshaan iskaashi xooggan oo dhinaca xog-wadaagga, tiknoolajiyadda iyo wacyigelinta bulshada ah, si looga hortago halista sii kordheysa ee xagjirnimada iyo argagixisada.

Shirkan ka dhacay Madrid ayaa imanaya xilli ay dowlado badan oo Afrika ah xoojinayaan dadaallada amniga iyo la dagaallanka kooxaha hubeysan, iyadoo Soomaaliya ay safka hore kaga jirto dalalka sida tooska ah ula dagaallamaya kooxaha xagjirka ah ee gobolka ka howlgala.

Ka qeybgalka Soomaaliya ee shirkan ayaa muujinaya doorka firfircoon ee ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ka qaadaneyso dadaallada caalamiga ah ee lagu sugayo amniga, laguna ciribtirayo fikiradaha xagjirka ah ee khatarta ku ah bulshada iyo dowladnimada.

Previous Post

Safiirka Soomaaliya ee Mauritaaniya Oo Madaxweynaha Dalkaas U Gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo

Next Post

Puntland oo Ku Dhawaaqday Inuu Dhammaaday Xilkii Dowladda Federaalka, Kana Digtay Sharci-darro Dastuurka Ka Baxsan

Auther

Auther

Written by Qaranimo Online Contributor A dedicated writer and contributor at Qaranimo Online, focusing on delivering accurate, engaging, and informative content. Passionate about journalism, media, and storytelling that informs, educates, and empowers the community.

Next Post
Puntland oo Ku Dhawaaqday Inuu Dhammaaday Xilkii Dowladda Federaalka, Kana Digtay Sharci-darro Dastuurka Ka Baxsan

Puntland oo Ku Dhawaaqday Inuu Dhammaaday Xilkii Dowladda Federaalka, Kana Digtay Sharci-darro Dastuurka Ka Baxsan

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook Twitter Youtube RSS
qaranimo.com

We bring you the best Premium WordPress Themes that perfect for news, magazine, personal blog, etc. Check our landing page for details.

Follow Us

Browse by Category

  • Business
  • Entertainment
  • News
  • Politics
  • Sports
  • Tech
  • Uncategorized
  • WARARKA MAANTA
  • World

Recent News

Puntland oo Ku Dhawaaqday Inuu Dhammaaday Xilkii Dowladda Federaalka, Kana Digtay Sharci-darro Dastuurka Ka Baxsan

Puntland oo Ku Dhawaaqday Inuu Dhammaaday Xilkii Dowladda Federaalka, Kana Digtay Sharci-darro Dastuurka Ka Baxsan

May 21, 2026
Soomaaliya oo Madrid Ka Muujisay Dadaallada La-dagaallanka Xagjirnimada iyo Argagixisada

Soomaaliya oo Madrid Ka Muujisay Dadaallada La-dagaallanka Xagjirnimada iyo Argagixisada

May 21, 2026

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.