• ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY
Thursday, October 1, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
  • CAALAMKA
  • ARIMAHA BULSHADA
    • All
    • Sports
    Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeybgaleysa Tartanka CECAFA U-17 Haweenka 2026

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

  • CAYAARAHA
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    Kanada oo kaalin muuqata ka qaadanaysa Qaramada Midoobay, xilli Carney uu raadinayo saaxiibbo cusub

    Dagaallo cusub oo ka qarxay waqooyiga Itoobiya iyo cabsi laga qabo soo noqoshada colaaddii Tigray

    Booqashada Xi Jinping ee Washington ayaa lagu tilmaamay inuu ku gacan sarreeyo wadaxaajoodyada Mareykanka

    Duullaanka Xuutiyiinta oo tijaabinaya xiriirka Mareykanka iyo Sacuudiga iyo xasilloonida Khaliijka

    Madaxweynaha Iran oo Qaramada Midoobay u sheegay Trump: “Marnaba madaxa uma foorarin doonno”

    Trump oo madasha QM uga hanjabay Iran, isla markaana sheegay inay jirto fursad heshiis nabadeed

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • MUUQAALO
  • ENGLISH NEWS
No Result
View All Result

Sida qorshaha cusub ee Instgram uu fariimahaaga uga dhigi doono kuwo aan xafidnayn

Qaranimo Online Editor by Qaranimo Online Editor
May 8, 2026
in WARARKA MAANTA
0
Sida qorshaha cusub ee Instgram uu fariimahaaga uga dhigi doono kuwo aan xafidnayn
0
SHARES
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Farriimaha Tooska ah waxaa loo tixgaliyaa inay yihiin qaas ah oo ay leeyihiin baraha bulshadu sida Instagram, oo caan ku ah dhalinyaradu in ay isticmaasho, laakiin laga bilaabo Maarso 8, 2026, fariimaha lagu diro ma ahaan doonaan kuwo ammaan ah sidii ay ahaan jirtay.

Instagram ayaa ku dhawaaqday inay meesha ka saari doonto ‘fariimaha sirta ah’ ee farriimaha isticmaalayaasha. Habkan ayaa loo isticmaali jiray in fariimaha laga diro akoonada mid si qarsoodi ah loo diro, laakiin tani hadda ma sii ahaan doonto.

Ciribtirka fariin dirista aaminka ah ee fariimaha tooska ah ee Instagram waxay la macno in jiho kale ay u leexatay Meta, oo hore ugu tilmaantay in aaladaheedu ay yihiin ammaan.

‘E2EE’ waa qaabka ugu ammaansan fariimaha tooska ah ee ay arki karaan cidda soo dirtay iyo kan farriinta diray oo keliya, laakiin dhaliila ee nidaamkaas ka soo horjeeda ayaa sheegay in ay halis tahay oo ay adeegsan kara kwa faafiyay xagjirka ah.

Tani waxay ka dhigan tahay in iyadoo go’aanka Meta ay soo dhaweeyeen kooxaha u dooda daryeelka carruurta, hadana dhanka kale u doodayaasha ilaalinta sirta dadka waa ay cambaareynayaan.

Ka dib marka la xiro E2E, Instagram waxay awoodi doontaa inay gasho dhammaan macluumaadka lagu soo diro farriimaha tooska ah, oo ay ku jiraan sawirrada, fiidiyowyo, qoraallo iyo cod intaba.

2019, Meta ayaa ballan qaaday inay soo bandhigi doonto tignoolajiyada fariimaha Facebook iyo Instagram, iyadoo leh “mustaqbalku waa mid sirtu ilaashan tahay.”

Shirkaddu waxay soo bandhigtay nidaamka xogta ay dhowran tahay kuna egtahay labada ruux ee wada sheekaysanaya sanadkii.

Laakiin toddobo sano ka dib, Meta waxay go’aansatay inaysan ku sii socon qorshahaas mar laga hadlaya barta Instagram oo hadda waxay bixin doontaa sirahaaga oo dhan.

Oqrshahaan cusub ayaa macnaheedu yahay in shirkaddu ay u dhici karto macluumaadka gaarka ah haddii loo baahdo. Waa nidaam caadi ah oo ka jira adeegyada internetka ee waaweyn sida Gmail.

Go’aankan ayaa waxaa soo dhaweeyay hay’adaha ka shaqeeya ilaalinta carruurta oo ay ku jiraan Ururka Qaranka ee ka hortagga naxariis-darrada carruurta (NSPCC), oo muddo dheer ka digayay in tignoolajiyada ay khatar gelin karto carruurta.

“Runtii aad ayaan u faraxsanahay,” ayay tiri Rani Govendra, agaasimaha ururka. Waxay intaas ku dartay in E2EE “ay siin karto dambiilayaasha fursad ay kaga baxsadaan qabashada, taasoo gacan ka geysan karta qarinta falka afduubka iyo xadgudubka carruurta.”

Si kastaba ha ahaatee, dadka u ololeeya arrimaha gaarka ah ayaa sheegaya in tallaabadani ay tahay dib u dhac.

Maya Thomas oo ka tirsan Big Brother Watch ayaa muujisay “Niyad jab” ku aadan go’aanka, iyadoo sheegtay in E2EE ay tahay “mid ka mid ah siyaabaha ugu muhiimsan ee carruurtu ku ilaalin karaan macluumaadkooda internetka, sidaas darteed waxaan ka walaacsanahay in Meta laga yaabo inay u hoggaansamaan cadaadiska dawladda.”

Bishii hore, Meta waxay u sheegtay shaqaalaheeda in gujisyada iyo dhaqdhaqaaqa aaladaha xafiiskooda loo ururin doono xog ahaan si loo tababaro moodooyinka AI ee shirkadda.

Ururada sida Big Brother Watch ayaa sheegaya in go’aanka Meta uu siin karo shirkadaha baraha bulshada ee ballaaran fursad ay sidaas oo kale ku sameyn karaan.

Ilaa dhawaan, sare u kaca nidaamka E2E wuxuu ku socday jiho cad.

Previous Post

Xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta oo xumaaday, sabab?

Next Post

Yaa ku guulaystay dagaalka Iran iyo Maraykanka?

Qaranimo Online Editor

Qaranimo Online Editor

Written by Qaranimo Online Contributor A dedicated writer and contributor at Qaranimo Online, focusing on delivering accurate, engaging, and informative content. Passionate about journalism, media, and storytelling that informs, educates, and empowers the community.

Next Post
Yaa ku guulaystay dagaalka Iran iyo Maraykanka?

Yaa ku guulaystay dagaalka Iran iyo Maraykanka?

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

qaranimo.com

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.

Navigate Site

  • ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY

Follow Us

No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
    • News