• ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY
Saturday, September 26, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
  • CAALAMKA
  • ARIMAHA BULSHADA
    • All
    • Sports
    Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeybgaleysa Tartanka CECAFA U-17 Haweenka 2026

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

  • CAYAARAHA
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    Kanada oo kaalin muuqata ka qaadanaysa Qaramada Midoobay, xilli Carney uu raadinayo saaxiibbo cusub

    Dagaallo cusub oo ka qarxay waqooyiga Itoobiya iyo cabsi laga qabo soo noqoshada colaaddii Tigray

    Booqashada Xi Jinping ee Washington ayaa lagu tilmaamay inuu ku gacan sarreeyo wadaxaajoodyada Mareykanka

    Duullaanka Xuutiyiinta oo tijaabinaya xiriirka Mareykanka iyo Sacuudiga iyo xasilloonida Khaliijka

    Madaxweynaha Iran oo Qaramada Midoobay u sheegay Trump: “Marnaba madaxa uma foorarin doonno”

    Trump oo madasha QM uga hanjabay Iran, isla markaana sheegay inay jirto fursad heshiis nabadeed

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • MUUQAALO
  • ENGLISH NEWS
No Result
View All Result

Safiirka Suudaan ee Soomaaliya oo Booqasho Sharafeed ku Tegay Ugaas “Mideeye”

Qaranimo Online Editor by Qaranimo Online Editor
May 11, 2026
in WARARKA MAANTA
0
Safiirka Suudaan ee Soomaaliya oo Booqasho Sharafeed ku Tegay Ugaas “Mideeye”
0
SHARES
7
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Muqdisho – May 11, 2026 – Safiirka Dowladda Sudan u fadhiya Soomaaliya, Mudane Abdelrahman Khalil Afandi, ayaa maanta booqasho iyo salaan sharafeed ku tegay Ugaas Abdirizak Ugaas Abdullahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracade, oo bulshada Soomaaliyeed si weyn ugu taqaan “Ugaas Mideeye”.

Kulanka oo ku qabsoomay jawi is-xushmad, is-afgarad iyo soo dhoweyn diirran leh ayaa diiradda lagu saaray muhiimadda ay leedahay xoojinta midnimada iyo wadajirka bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan kaalinta hoggaanka dhaqanka ay ku leeyihiin nabadda, dib-u-heshiisiinta iyo horumarka dalka.

Safiirka Dowladda Suudaan ayaa uga mahadceliyay Ugaaska sida wanaagsan ee loo soo dhoweeyay, isagoo bogaadiyay doorka muuqda ee uu ku leeyahay mideynta bulshada iyo dhiirrigelinta wada noolaanshaha shacabka Soomaaliyeed. Waxa uu tilmaamay in hoggaanka dhaqanku uu laf-dhabar u yahay xasilloonida bulshada iyo xal u helidda khilaafaadka.

Dhankiisa, Ugaas “Mideeye” ayaa si diirran u soo dhaweeyay safiirka, isagoo ammaanay xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya shacabka Soomaaliyeed iyo reer Suudaan. Ugaaska ayaa sidoo kale bogaadiyay dadaallada diblomaasiyadeed ee ay safaaradda Suudaan ka waddo Soomaaliya, gaar ahaan taageerada iyo adeegyada loo fidiyo Soomaalida ku nool dalka Sudan.

Labada dhinac ayaa sidoo kale ka wada hadlay muhiimadda iskaashiga, wada hadalka iyo xoojinta xiriirka walaaltinimo ee u dhexeeya labada shacab, iyadoo kulanka uu kusoo dhammaaday is-afgarad iyo ballanqaad ku aaddan sii xoojinta wada shaqeynta iyo nabadeynta bulshada Soomaaliyeed.

Previous Post

Beesha Caalamka oo dadaal xooggan ugu jirta xalinta khilaafka madaxweyne Xasan Sheekh iyo Mucaaradka

Next Post

RW hore Xasan Cali Kheyre oo Ka Digay Xiisadda Siyaasadeed iyo Caburinta Bannaanbaxyada Muqdisho

Qaranimo Online Editor

Qaranimo Online Editor

Written by Qaranimo Online Contributor A dedicated writer and contributor at Qaranimo Online, focusing on delivering accurate, engaging, and informative content. Passionate about journalism, media, and storytelling that informs, educates, and empowers the community.

Next Post
RW hore Xasan Cali Kheyre oo Ka Digay Xiisadda Siyaasadeed iyo Caburinta Bannaanbaxyada Muqdisho

RW hore Xasan Cali Kheyre oo Ka Digay Xiisadda Siyaasadeed iyo Caburinta Bannaanbaxyada Muqdisho

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

qaranimo.com

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.

Navigate Site

  • ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY

Follow Us

No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
    • News