• ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY
Monday, November 23, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
  • CAALAMKA
  • ARIMAHA BULSHADA
    • All
    • Sports
    Gudoomiye Cali Shiine oo Soomaaliya ku matalay shirweynaha CAF ee looga hadlay horumarinta kubadda cagta Afrika

    Soomaaliya U-15 oo 2–1 uga badisay Sacuudi Carabiya tartanka da’yarta ee Baku

    Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeybgaleysa Tartanka CECAFA U-17 Haweenka 2026

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

  • CAYAARAHA
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    Ciidamo la geeyay xuduudda Itoobiya iyo Eritrea oo kordhiyay cabsida dagaal cusub

    Samit Apurva Patel oo lagu soo oogay dacwad isku day dil uu u geystay darawal Soomaali Mareykan ah Mohamed Yusuf

    Uganda: Xarigga jeneraalada iyo hanjabaadaha wiilka Museveni oo sii huriyey doodda hoggaanka dalka

    OSAP: Tuhunno musuqmaasuq oo horseeday qorshe lagu adkeynayo kormeerka kulliyadaha gaarka ah ee Ontario

    NUSOJ oo billowday wadatashiyo ku saabsan ku biirista Soomaaliya ee heshiiska xuquuqda haweenka ee CEDAW

    Eisenkot oo loo xil saaray dhismaha dowladda Israa’iil, Netanyahu-na wajahaya loollan uu xilka ku sii haysto

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • MUUQAALO
  • ENGLISH NEWS
No Result
View All Result

RW kuxigeenka JFD Saalax Axmed Jaamac oo furay shir dib-u-habaynta xabsiyada, kuna dhawaaqay dib-u-eegista xaaladaha maxaabiista qaarkood

Baashi | Qaranimo Online Editor by Baashi | Qaranimo Online Editor
November 23, 2026
in WARARKA MAANTA
0
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

MUQDISHO  — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta furay Shirweynaha Qaran ee Horumarinta Adeegyada Asluubta iyo Dib-u-habaynta Xabsiyada Soomaaliyeed, isagoo sheegay in xukuumaddu ay muddo dhow dib u eegi doonto xaaladaha maxaabiista u xiran deymaha iyo kiisaska fudud.

Shirweynaha waxaa si wadajir ah u soo qabanqaabiyay Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka iyo Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed. Waxa uu ku saabsan yahay horumarinta adeegyada asluubta iyo dib-u-habaynta nidaamka xabsiyada dalka.

Saalax Axmed Jaamac oo khudbad ka jeediyay furitaanka ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la tayeeyo adeegyada xabsiyada, lana ilaaliyo xuquuqda maxaabiista. Waxa uu tilmaamay in dib-u-habaynta nidaamka asluubtu ay ku salaysnaato ku dhaqanka sharciga, hufnaanta iyo dhowrista karaamada aadanaha.

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay ka go’an tahay dib-u-eegis lagu sameeyo xaaladaha dadka u xiran deymaha iyo kiisaska fudud. Ujeeddada ayuu ku sheegay in kiisaskaas loo wajaho si waafaqsan sharciga, loona helo xalal caddaaladeed oo ku habboon duruufaha maxaabiista ay khusayso.

Hadalkiisa ayaa isku xiray baahida loo qabo hagaajinta adeegyada xabsiyada iyo xaqiijinta hannaan caddaaladeed oo dhowra xuquuqda iyo karaamada dadka ku jira, iyadoo dib-u-eegista la qorsheeyay lagu salaynayo sharciga iyo xaaladda kiis kasta.

Previous Post

Soomaaliya iyo UNHCR oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga arrimaha qaxootiga

Baashi | Qaranimo Online Editor

Baashi | Qaranimo Online Editor

Baashi is an editor at Qaranimo Online, contributing to the publication of timely, accurate, and informative news. His work focuses on Somali affairs, community issues, regional developments, and international news relevant to Somali readers worldwide.

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

qaranimo.com

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.

Navigate Site

  • ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY

Follow Us

No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
    • News