• ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY
Sunday, September 13, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • Sports
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    MADAXWEYNAHA JFS MUDANE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO QAABILAY XOGHAYAHA GUUD EE RAABIDADA CAALAMKA ISLAAMKA

    Sacuudiga oo Si Taxaddar ah u Xiray Dhuunta Shidaalka Bari–Galbeed Kadib Weerar Diyaarado aan Duuliye Lahayn

    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qiimeyn Dijitaal ah ku Sameeyay Waxqabadka Wasaaradaha

    Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Sagootiyay Safiirka Turkiga, Kuna Ammaanay Xiriirka Labada Dal

    Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Iiraan oo Shir Madaxeedka BRICS ku Falanqeeyay Xaaladda Badda Cas

    Warbixin: Trump wuxuu diiday codsigii Maxamed bin Salmaan ee ahaa in la beegsado Xuutiyiinta

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • Entertainment
    • All
    • Sports
    Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeybgaleysa Tartanka CECAFA U-17 Haweenka 2026

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

No Result
View All Result

Puntland iyo Jubaland oo Aqbalay Ka Qaybgalka Gogosha Wada-hadalka Qaran

0
SHARES
6
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Muqdisho – Madaxweynayaasha Dowlad-goboleedyada Puntland iyo Jubaland ayaa si rasmi ah u aqbalay ka qaybgalka gogosha wada-hadalka qaran ee lagu wado in ay ka furanto magaalada Muqdisho 1-da Febraayo.

Warar sugan oo aan ka helnay Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa xaqiijinaya in go’aankan uu yimid kaddib markii uu soo gabagaboobay shirkii Nayroobi, kaas oo la filayo in war-murtiyeedkiisa rasmiga ah la soo saaro maalinta berri ah.

Sida ay wararku sheegayaan, madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland ayaa sidoo kale faray guddiyada farsamada ee maamulladooda inay u safraan magaalada Muqdisho, si ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ula gaaraan is-afgarad ku saabsan ajandeyaasha shirka iyo qaabka uu u dhacayo.

Dhankooda, Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyey go’aanka ka soo baxay Puntland iyo Jubaland, iyagoo tilmaamay in ka qaybgalka maamulladaasi uu yahay tallaabo muhiim ah oo lagu xoojinayo wada-tashiga qaran, midnimada dalka iyo heshiis laga wada gaaro hannaanka doorashooyinka.

Gogosha wada-hadalka qaran ayaa lagu wadaa in ay noqoto mid lagu gorfeeyo arrimaha masiiriga ah ee dalka, gaar ahaan doorashooyinka, hannaanka federaalka iyo xasilloonida siyaasadeed ee Soomaaliya.

Previous Post

MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA DR XASAN SHEEKH AYAA GUDDOOMIYAH SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARANKA

Next Post

Prominent Saudi academic accuses UAE of being Israel’s ‘trojan horse’

QOL Editor

QOL Editor

Written by Qaranimo Online Contributor A dedicated writer and contributor at Qaranimo Online, focusing on delivering accurate, engaging, and informative content. Passionate about journalism, media, and storytelling that informs, educates, and empowers the community.

Next Post
Prominent Saudi academic accuses UAE of being Israel’s ‘trojan horse’

Prominent Saudi academic accuses UAE of being Israel's 'trojan horse'

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

qaranimo.com

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.

Navigate Site

  • ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY

Follow Us

No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
    • News