Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Taliyaha Difaaca Cirka Pakistan oo ka wada hadlay dhismaha Ciidanka Cirka Soomaaliya
Muqdisho, Qaranimo Online – 22 Sebtembar 2026: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay...



















