Soomaaliya oo shir guddoominaysa kulankii ugu horreeyay ee golaha ammaanku uu yeelanayo bishan Janaayo
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shir-guddoominaysa kulan haatan socda oo ah kii ugu horreeyay ee bishan Janaayo ee yeesho Golaha Ammaanka...



















