• ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY
Monday, November 9, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
  • CAALAMKA
  • ARIMAHA BULSHADA
    • All
    • Sports
    Soomaaliya U-15 oo 2–1 uga badisay Sacuudi Carabiya tartanka da’yarta ee Baku

    Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeybgaleysa Tartanka CECAFA U-17 Haweenka 2026

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

  • CAYAARAHA
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    Maxaad kala socotaa waxyaabaha ay salka ku hayso xiisadda Hiiraan ka jirta iyo ballanta ay sheegeen in looga baxay?

    Erdoğan iyo Aliyev oo Shusha kaga hadlay xiriirka Turkiga iyo Azerbaijan iyo iskaashiga dalalka Turkiga

    Taliyaha Ciidanka Badda Itoobiya oo sheegay in xoog loo adeegsan karo helitaanka marin Badda Cas haddii diblomaasiyaddu fashilanto

    Abiy Axmed oo tababar ciidan geliyey wasiirro iyo madax sare oo Itoobiyaan ah

    Uganda oo shaacisay qorshe ay ciidamadeeda Soomaaliya uga saarayso laba marxaladood

    Suudaan oo QM iyo Midowga Afrika uga cabatay weerarro ay sheegtay in laga soo abaabulay Itoobiya

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • MUUQAALO
  • ENGLISH NEWS
No Result
View All Result

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo garsooreyaasha kala hadlay tayada adeegyada iyo madax-bannaanida garsoorka

Eng. Ayub Liban by Eng. Ayub Liban
November 9, 2026
in WARARKA MAANTA
0
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo garsooreyaasha kala hadlay tayada adeegyada iyo madax-bannaanida garsoorka
0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Muqdisho  — Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Garyaqaan Ibraahim Iidle Sulaymaan, ayaa kulan la yeeshay garsooreyaasha Maxkamadda Sare, kaas oo looga hadlay habsami-u-socodka howlaha garsoorka iyo horumarinta adeegyada caddaaladda. Kulanka waxaa sidoo kale ka qayb galay Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka.

Wadahadallada ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada-shaqaynta iyo isku-duwidda shaqada garsooreyaasha. Waxa kale oo lagu falanqeeyey sidii kor loogu qaadi lahaa hufnaanta howlaha garsoorka iyo tayada adeegyada ay hay’adaha caddaaladdu u fidiyaan bulshada.

Guddoomiye Ibraahim Iidle Sulaymaan ayaa ku adkeeyey garsooreyaasha muhiimadda ilaalinta madax-bannaanida garsoorka, ku dhaqanka sharciga iyo gudashada waajibaadka ka saaran shaqadooda.

Waxa uu carrabka ku adkeeyey in arrimahaasi muhiim u yihiin xaqiijinta caddaalad loo siman yahay iyo xoojinta kalsoonida ay bulshadu ku qabto hay’adaha garsoorka. Hadalkiisa ayaa xoogga saaray masuuliyadda garsooreyaasha ee ku aaddan dhowrista sharciga iyo u adeegidda bulshada si caddaalad ah.

Kulankan ayaa qayb ka ah dadaallada joogtada ah ee lagu horumarinayo nidaamka garsoorka iyo xoojinta hay’adaha caddaaladda dalka, iyadoo mudnaanta la siinayo habsami-u-socodka shaqada iyo tayada adeegyada garsoorka.

Previous Post

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay iskaashiga difaaca iyo xaaladda amniga

Next Post

Soomaaliya oo fursadaha maalgashiga ku soo bandhigtay madal ganacsi oo ka dhacday Yiwu

Eng. Ayub Liban

Eng. Ayub Liban

Eng. Ayub Liban waa qoraa sare oo ka tirsan Qaranimo Online, kuna takhasusay arrimaha bulshada, dhaqaalaha iyo sharciga. Isagoo si mutadawacnimo ah ula shaqeeya Qaranimo Online, wuxuu bulshada la wadaagaa warar, warbixino iyo qoraallo xog-ogaal ah oo ku saabsan arrimaha muhiimka ah ee saameeya bulshada Soomaaliyeed. Wuxuu qayb ka yahay dadaalka Qaranimo Online ee lagu gaarsiinayo Soomaalida gudaha dalka iyo qurbo-joogta warar iyo macluumaad la isku halayn karo, iyadoo la adeegsanayo madasha caalamiga ah ee Qaranimo Online.

Next Post
Soomaaliya oo fursadaha maalgashiga ku soo bandhigtay madal ganacsi oo ka dhacday Yiwu

Soomaaliya oo fursadaha maalgashiga ku soo bandhigtay madal ganacsi oo ka dhacday Yiwu

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

qaranimo.com

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.

Navigate Site

  • ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY

Follow Us

No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
    • News