Wasiirka Gaashaandhigga Fiqi oo ka qeybgalay qalin-jabinta ciidan ee Doha, kana mahadceliyay doorka Qatar ee tayeynta Ciidanka Xoogga Dalka.
DOHA, Qatar – Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta ka qeybgalay xaflad qalin-jabineed heer sare...























