• ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY
Saturday, September 26, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
  • CAALAMKA
  • ARIMAHA BULSHADA
    • All
    • Sports
    Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeybgaleysa Tartanka CECAFA U-17 Haweenka 2026

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

  • CAYAARAHA
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    Kanada oo kaalin muuqata ka qaadanaysa Qaramada Midoobay, xilli Carney uu raadinayo saaxiibbo cusub

    Dagaallo cusub oo ka qarxay waqooyiga Itoobiya iyo cabsi laga qabo soo noqoshada colaaddii Tigray

    Booqashada Xi Jinping ee Washington ayaa lagu tilmaamay inuu ku gacan sarreeyo wadaxaajoodyada Mareykanka

    Duullaanka Xuutiyiinta oo tijaabinaya xiriirka Mareykanka iyo Sacuudiga iyo xasilloonida Khaliijka

    Madaxweynaha Iran oo Qaramada Midoobay u sheegay Trump: “Marnaba madaxa uma foorarin doonno”

    Trump oo madasha QM uga hanjabay Iran, isla markaana sheegay inay jirto fursad heshiis nabadeed

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • MUUQAALO
  • ENGLISH NEWS
No Result
View All Result

Xeerka Horumarinta Badaha Soomaaliya oo la meel-mariyey

Basshi by Basshi
January 5, 2026
in WARARKA MAANTA
0
Xeerka Horumarinta Badaha Soomaaliya oo la meel-mariyey
0
SHARES
4
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta guddoomiyey shirka Golaha Wasiirada oo lagu meel-mariyey qodobo muhiim u ah mustaqbalka gaadiidka badda iyo kobaca dhaqaalaha buluugga ah ee dalka.

Golaha ayaa ansixiyey heshiiska iskaashiga ee u dhexeeya Hay’adda Guud ee Gaadiidka Boqortooyada Sacuudi Carabiya iyo Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiiddka Badda, kaas oo xoojinaya xiriirka labada dal iyo iskaashiga dhanka farsamada badda.

​Sidoo kale, Golaha Wasiirada ayaa meel-mariyey Xeerka Dhismaha Machadka Soomaaliyeed ee Badaha iyo Axdiga Caalamiga ah ee Halbeegyada Tababarka, Shahaado Siinta iyo Ilaalinta Badmaaxiinta ee 1978.

Tallaabooyinkan ayaa ujeedkoodu yahay dhismaha iyo tayeynta hay’ad qaran oo soo saarta xirfadlayaal badeed oo tayo leh, iyadoo isla markaana la hubinayo in badmaaxiinta Soomaaliyeed ay helaan tababar iyo shahaadooyin la jaanqaadaya heerarka caalamiga ah, taas oo u fududaynaysa inay ka shaqeeyaan fagaarayaasha caalamiga ah.

​Dadaalladan ballaaran waxay qeyb ka yihiin qorshayaasha istiraatiijiyadeed ee Wasaaradda Dekadaha iyo siyaasadda guud ee Xukuumadda Dan-Qaran ee lagu hirgelinayo Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP).

Waxay sidoo kale muhiim u yihiin horumarinta danaha qaranka, kobcinta dhaqaalaha, iyo sare u qaadista kaalinta hoggaamineed ee Soomaaliya ay ku leedahay ganacsiga iyo gaadiidka badda ee gobolka iyo caalamka.

Previous Post

Saddex arrimood oo muhiim ah oo laga diiwaan galiyay qabashadii taariikhiga aheed ee Maduro

Next Post

Somaliland oo Mareykanka ku taageertay qabashadii Maduro

Basshi

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.

Navigate Site

  • ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY

Follow Us

No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
    • News