• ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY
Thursday, October 1, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
  • CAALAMKA
  • ARIMAHA BULSHADA
    • All
    • Sports
    Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeybgaleysa Tartanka CECAFA U-17 Haweenka 2026

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

  • CAYAARAHA
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    Kanada oo kaalin muuqata ka qaadanaysa Qaramada Midoobay, xilli Carney uu raadinayo saaxiibbo cusub

    Dagaallo cusub oo ka qarxay waqooyiga Itoobiya iyo cabsi laga qabo soo noqoshada colaaddii Tigray

    Booqashada Xi Jinping ee Washington ayaa lagu tilmaamay inuu ku gacan sarreeyo wadaxaajoodyada Mareykanka

    Duullaanka Xuutiyiinta oo tijaabinaya xiriirka Mareykanka iyo Sacuudiga iyo xasilloonida Khaliijka

    Madaxweynaha Iran oo Qaramada Midoobay u sheegay Trump: “Marnaba madaxa uma foorarin doonno”

    Trump oo madasha QM uga hanjabay Iran, isla markaana sheegay inay jirto fursad heshiis nabadeed

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • MUUQAALO
  • ENGLISH NEWS
No Result
View All Result

Soomaaliya iyo Masar oo mar kale adkeeyay ilaalinta qaranimada iyo xoojinta iskaashiga

Qaranimo Online Editor by Qaranimo Online Editor
September 8, 2026
in News, WARARKA MAANTA
0
Soomaaliya iyo Masar oo mar kale adkeeyay ilaalinta qaranimada iyo xoojinta iskaashiga
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Qaahira – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada Qaahira kulan laba geesood ah kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Carabta Masar, Mudane Badr Abdelatty.

Kulanka ayaa qabsoomay intii uu socday Kalfadhiga 166-aad ee Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta, waxaana diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka soo jireenka ah iyo iskaashiga dhinacyada kala duwan leh ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Masar.

Labada wasiir ayaa ka wada hadlay sidii loo sii ballaarin lahaa iskaashiga diblomaasiyadeed, siyaasadeed iyo horumarineed ee labada dal. Waxay sidoo kale is-weydaarsadeen aragtiyo ku saabsan xaaladaha iyo isbeddellada ka socda gobolka, iyo muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo wada-tashiga joogtada ah.

Soomaaliya iyo Masar waxay mar kale si wadajir ah u adkeeyeen sida ay uga go’an tahay ilaalinta qaranimada, midnimada, madax-bannaanida siyaasadeed iyo wadajirka dhuleed ee labada dal. Waxay sidoo kale xaqiijiyeen inay sii wadi doonaan is-garab-istaagga iyo isku-duwidda mowqifyadooda marka la joogo fagaarayaasha heer gobol iyo heer caalami.

Kulankan ayaa muujinaya xiriirka dhow ee ka dhexeeya Muqdisho iyo Qaahira iyo rabitaanka labada dowladood ee ku aaddan horumarinta iskaashi waara oo ku dhisan walaaltinimo, is-ixtiraam iyo danaha wadajirka ah ee labada dal iyo shacabkooda.

Previous Post

Xarunta Agoonta Cumar Bin Khaddaab ee Baydhabo oo dib la dayactiray lana qalabeeyay

Next Post

Soomaaliya oo daah-furtay nidaam casri ah oo lagula soconayo hirgelinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka

Qaranimo Online Editor

Qaranimo Online Editor

Written by Qaranimo Online Contributor A dedicated writer and contributor at Qaranimo Online, focusing on delivering accurate, engaging, and informative content. Passionate about journalism, media, and storytelling that informs, educates, and empowers the community.

Next Post
Soomaaliya oo daah-furtay nidaam casri ah oo lagula soconayo hirgelinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka

Soomaaliya oo daah-furtay nidaam casri ah oo lagula soconayo hirgelinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

qaranimo.com

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.

Navigate Site

  • ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY

Follow Us

No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
    • News