• ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY
Sunday, October 4, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
  • CAALAMKA
  • ARIMAHA BULSHADA
    • All
    • Sports
    Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeybgaleysa Tartanka CECAFA U-17 Haweenka 2026

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

  • CAYAARAHA
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    Kanada oo kaalin muuqata ka qaadanaysa Qaramada Midoobay, xilli Carney uu raadinayo saaxiibbo cusub

    Dagaallo cusub oo ka qarxay waqooyiga Itoobiya iyo cabsi laga qabo soo noqoshada colaaddii Tigray

    Booqashada Xi Jinping ee Washington ayaa lagu tilmaamay inuu ku gacan sarreeyo wadaxaajoodyada Mareykanka

    Duullaanka Xuutiyiinta oo tijaabinaya xiriirka Mareykanka iyo Sacuudiga iyo xasilloonida Khaliijka

    Madaxweynaha Iran oo Qaramada Midoobay u sheegay Trump: “Marnaba madaxa uma foorarin doonno”

    Trump oo madasha QM uga hanjabay Iran, isla markaana sheegay inay jirto fursad heshiis nabadeed

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • MUUQAALO
  • ENGLISH NEWS
No Result
View All Result

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qiimeyn Dijitaal ah ku Sameeyay Waxqabadka Wasaaradaha

Qaranimo Online Editor by Qaranimo Online Editor
September 12, 2026
in News, WARARKA MAANTA
0
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qiimeyn Dijitaal ah ku Sameeyay Waxqabadka Wasaaradaha
0
SHARES
15
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Muqdisho | September 12, 2026 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa qiimeyn iyo isla-xisaabtan ku sameeyay waxqabadka wasiirrada Xukuumadda Dan Qaran.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in qiimeyntu lagu eegayo shaqadii wasaaraduhu qabteen sannadkan, iyadoo lagu saleynayo ballanqaadyadii iyo qorshayaashii uu wasiir kasta saxiixay. Wuxuu xusay in la eegi doono caqabadaha keenay in hawlaha qaar aysan u qabsoomin sidii loo qorsheeyay, si loo saxo hadafyada iyo bartilmaameedyada ku qoran heshiisyadii lala galay wasiirrada.

Markii ugu horreysay, qiimeynta waxaa loo adeegsaday hab dijitaal ah. Natiijooyinka wasaarad kasta, oo lagu muujiyay boqolley, iyo kala horreynta wasaaradaha ayaa lagu soo bandhigay shaashad weyn.

Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa wasiirrada, agaasimayaasha guud iyo hawlwadeennada farsamo ee wasaaradaha ku boorriyay inay dardargeliyaan hawlaha loo igmaday. Wuxuu xusuusiyay in shacabka Soomaaliyeed ay xukuumadda ka sugayaan waxqabad muuqda.

“Qorshe ayaynu samaysanay, idinka ayaa dejiyay, kadibna waan isla saxiixanay,” ayuu yiri Ra’iisul Wasaaruhu. Wuxuu intaas raaciyay in qiimeynta lagu ogaanayo caqabadaha jira, fursadaha la heli karo iyo waxyaabaha u baahan in la saxo.

Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu sheegay in habka qiimeynta si joogto ah loo horumarinayo, isla markaana u guurista nidaamka dijitaalka ahi ay fududeyneyso hawsha, waqtiga ay qaadatana yareyneyso.

Previous Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Sagootiyay Safiirka Turkiga, Kuna Ammaanay Xiriirka Labada Dal

Next Post

Sacuudiga oo Si Taxaddar ah u Xiray Dhuunta Shidaalka Bari–Galbeed Kadib Weerar Diyaarado aan Duuliye Lahayn

Qaranimo Online Editor

Qaranimo Online Editor

Written by Qaranimo Online Contributor A dedicated writer and contributor at Qaranimo Online, focusing on delivering accurate, engaging, and informative content. Passionate about journalism, media, and storytelling that informs, educates, and empowers the community.

Next Post
Sacuudiga oo Si Taxaddar ah u Xiray Dhuunta Shidaalka Bari–Galbeed Kadib Weerar Diyaarado aan Duuliye Lahayn

Sacuudiga oo Si Taxaddar ah u Xiray Dhuunta Shidaalka Bari–Galbeed Kadib Weerar Diyaarado aan Duuliye Lahayn

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

qaranimo.com

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.

Navigate Site

  • ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY

Follow Us

No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
    • News