Drs. Marwo Maryan Qaasim Axmed oo loo doortay Gudoomiyaha Guddiga madaxa-banaan ee xuquuqul Insaanka Qaranka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka...





















