Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Baydhabo kula Kulmay Madaxweynaha Koonfur Galbeed
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee...



















