Denmark ayaa ku wargelisay mas’uuliyiinta in ay damiyaan Bluetooth-ka iyada oo laga cabsi qabo basaasaad, iyagoo xusay khataraha sirdoonka.”
Tallaabo aan caadi ahayn oo ka tarjumeysa walaaca sii kordhaya ee amniga internetka, ayaa hay’adaha Denmark ku amray mas’uuliyiinta dowladda...



















