• ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY
Thursday, November 26, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
  • CAALAMKA
  • ARIMAHA BULSHADA
    • All
    • Sports
    Gudoomiye Cali Shiine oo Soomaaliya ku matalay shirweynaha CAF ee looga hadlay horumarinta kubadda cagta Afrika

    Soomaaliya U-15 oo 2–1 uga badisay Sacuudi Carabiya tartanka da’yarta ee Baku

    Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeybgaleysa Tartanka CECAFA U-17 Haweenka 2026

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

  • CAYAARAHA
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    Ciidamo la geeyay xuduudda Itoobiya iyo Eritrea oo kordhiyay cabsida dagaal cusub

    Samit Apurva Patel oo lagu soo oogay dacwad isku day dil uu u geystay darawal Soomaali Mareykan ah Mohamed Yusuf

    Uganda: Xarigga jeneraalada iyo hanjabaadaha wiilka Museveni oo sii huriyey doodda hoggaanka dalka

    OSAP: Tuhunno musuqmaasuq oo horseeday qorshe lagu adkeynayo kormeerka kulliyadaha gaarka ah ee Ontario

    NUSOJ oo billowday wadatashiyo ku saabsan ku biirista Soomaaliya ee heshiiska xuquuqda haweenka ee CEDAW

    Eisenkot oo loo xil saaray dhismaha dowladda Israa’iil, Netanyahu-na wajahaya loollan uu xilka ku sii haysto

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • MUUQAALO
  • ENGLISH NEWS
No Result
View All Result

Mareykanka oo Xoojiyay Ammaanka Xadka u Dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya

Qaranimo Online Editor by Qaranimo Online Editor
January 31, 2026
in WARARKA MAANTA
0
Mareykanka oo Xoojiyay Ammaanka Xadka u Dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya
0
SHARES
4
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Dowladda Mareykanka ayaa maalgelin ku bixisay ballaarinta garoonka Manda Bay ee hoos yimaada Ciidamada Kenya, kaas oo ku dhow Lamu, iyadoo ujeeddadu tahay in la xoojiyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Arrintan ayaa imaneysa iyadoo Al-Shabaab ay kordhisay weerarrada xadka Soomaaliya iyo Kenya, taasoo muujinaysa baahida degdegga ah ee loo qabo iskaashi amni oo ballaaran.

Ballaarinta Manda Bay waxay sidoo kale astaan u tahay xiriirka milatari ee sii xoogeysanaya ee u dhexeeya Kenya iyo Mareykanka. Sannadkii 2024, madaxweynihii hore ee Mareykanka Joe Biden ayaa Kenya u aqoonsaday saaxiibka ugu horreeya ee Mareykanka ee ka hooseeya Saxaraha Afrika, tallaabo sare u qaaday iskaashiga amni iyo diblomaasiyadeed, inkastoo uusan jirin heshiis difaac oo wadajir ah.

Dhanka kale, saraakiisha booliska Kenya ayaa xaqiijiyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab ay dhowaan dileen guddoomiyaha deegaanka iyo macallin ku sugnaa magaalada Hulugho ee waqooyi-bari Kenya, meel u dhow xadka Soomaaliya.

Al-Shabaab, oo gacanta ku haysa dhul ka tirsan koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, ayaa si joogto ah u fuliya weerarro ka gudba xuduudaha, kuwaas oo lagu bartilmaameedsado ciidamada Kenya . Khubarada amniga ayaa sheegaya in weerarradan ay qayb ka yihiin dadaallo lagu cadaadinayo Kenya si ay ciidamadeeda uga saarto howlgalada  AUSSOM ee ka socda Soomaaliya.

Maalgelintan milatari ee Mareykanka ayaa imanaysa xilli Kenya ay la tacaalayso caqabado dhaqaale iyo kuwo amni oo ka taagan xadka ay la wadaagto Soomaaliya.

Previous Post

Dowlanda Turkiga oo Soomaaliya soo gaarsiisay saddex diyaaradood oo nooca F-16 ah

Next Post

Guddiga Wada-hadallada Qaranka iyo Golaha Mustaqbal oo la Tashiyo la Yeeshay Bulshada Rayidka

Qaranimo Online Editor

Qaranimo Online Editor

Written by Qaranimo Online Contributor A dedicated writer and contributor at Qaranimo Online, focusing on delivering accurate, engaging, and informative content. Passionate about journalism, media, and storytelling that informs, educates, and empowers the community.

Next Post
Guddiga Wada-hadallada Qaranka iyo Golaha Mustaqbal oo la Tashiyo la Yeeshay Bulshada Rayidka

Guddiga Wada-hadallada Qaranka iyo Golaha Mustaqbal oo la Tashiyo la Yeeshay Bulshada Rayidka

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

qaranimo.com

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.

Navigate Site

  • ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY

Follow Us

No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
    • News