• ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY
Wednesday, November 25, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
  • CAALAMKA
  • ARIMAHA BULSHADA
    • All
    • Sports
    Gudoomiye Cali Shiine oo Soomaaliya ku matalay shirweynaha CAF ee looga hadlay horumarinta kubadda cagta Afrika

    Soomaaliya U-15 oo 2–1 uga badisay Sacuudi Carabiya tartanka da’yarta ee Baku

    Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeybgaleysa Tartanka CECAFA U-17 Haweenka 2026

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

  • CAYAARAHA
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    Ciidamo la geeyay xuduudda Itoobiya iyo Eritrea oo kordhiyay cabsida dagaal cusub

    Samit Apurva Patel oo lagu soo oogay dacwad isku day dil uu u geystay darawal Soomaali Mareykan ah Mohamed Yusuf

    Uganda: Xarigga jeneraalada iyo hanjabaadaha wiilka Museveni oo sii huriyey doodda hoggaanka dalka

    OSAP: Tuhunno musuqmaasuq oo horseeday qorshe lagu adkeynayo kormeerka kulliyadaha gaarka ah ee Ontario

    NUSOJ oo billowday wadatashiyo ku saabsan ku biirista Soomaaliya ee heshiiska xuquuqda haweenka ee CEDAW

    Eisenkot oo loo xil saaray dhismaha dowladda Israa’iil, Netanyahu-na wajahaya loollan uu xilka ku sii haysto

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • MUUQAALO
  • ENGLISH NEWS
No Result
View All Result

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si ballaaran loogusoo dhaweeyey Madaxweyne Xasan Sheekh.

Shacabka Laascaanood oo sifiican u soo dhaweeyay Madaxda Dalka

Basshi by Basshi
January 16, 2026
in WARARKA MAANTA
0
Madaxweyne Xasan Sheekh oo si ballaaran loogusoo dhaweeyey Madaxweyne Xasan Sheekh.
0
SHARES
11
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta safar taariikhi ah ku soo gaaray caasimadda Maamulka Waqooyi Bari ee Laascaanood. Madaxweynaha ayaa halkaas uga qayb geli doona xafladda caleema-saarka Madaxweynaha Maamulka Waqooyi Bari, Cabdiqaadir Axmed Awcali.
Safarkan ayaa ah mid muujinaya taageerada dowladda Federaalka, xoojinta midnimada dalka, iyo aqoonsiga rabitaanka shacabka Waqooyi Bari. Waxa kale oo uu farriin cad u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed, kuna saabsan in dowladdu garab taagan tahay nabadda, wadajirka iyo dhismaha dowladnimada.
Laascaanood maanta waxay noqotay xarun taariikhi ah oo isbeddel qaran lagu muujinayo

Previous Post

MAAMULKA GOBOLKA BANAADIR OO DAAHFURAY DIIWAANGELINTA CEELASHA BIYAHA IYO SHIRKADAHA SIFEEYA BIYAHA

Next Post

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KU ADKEEYEY ODEYAASHA DHAQANKA WAQOOYI BARI XOOJINTA MIDNIMADA, NABADDA IYO DOWLAD-DHISKA

Basshi

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

qaranimo.com

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.

Navigate Site

  • ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY

Follow Us

No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
    • News