• ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY
Friday, October 16, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
  • CAALAMKA
  • ARIMAHA BULSHADA
    • All
    • Sports
    Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeybgaleysa Tartanka CECAFA U-17 Haweenka 2026

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

  • CAYAARAHA
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    Kanada oo kaalin muuqata ka qaadanaysa Qaramada Midoobay, xilli Carney uu raadinayo saaxiibbo cusub

    Dagaallo cusub oo ka qarxay waqooyiga Itoobiya iyo cabsi laga qabo soo noqoshada colaaddii Tigray

    Booqashada Xi Jinping ee Washington ayaa lagu tilmaamay inuu ku gacan sarreeyo wadaxaajoodyada Mareykanka

    Duullaanka Xuutiyiinta oo tijaabinaya xiriirka Mareykanka iyo Sacuudiga iyo xasilloonida Khaliijka

    Madaxweynaha Iran oo Qaramada Midoobay u sheegay Trump: “Marnaba madaxa uma foorarin doonno”

    Trump oo madasha QM uga hanjabay Iran, isla markaana sheegay inay jirto fursad heshiis nabadeed

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • MUUQAALO
  • ENGLISH NEWS
No Result
View All Result

Madaxweyna Xasan Sheekh: Laascaanood waa astaantii Soomaalinimada

Qaranimo Online Editor by Qaranimo Online Editor
January 17, 2026
in WARARKA MAANTA
0
Madaxweyna Xasan Sheekh: Laascaanood waa astaantii Soomaalinimada
0
SHARES
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay munaasabadda caleema-saarka madaxweynaha maamul-goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa ka hadlay arrimo kala duwan.

“Waa taariikh na gudbineysa kala qeybsanaantii ay qababtay isticmaarkii inoona gudbineysa midnimada dadkeenna iyo dalkeenna, astaan aan fiicneyn oo ah in hore nasiib darro noogu dhacday oo dalkeenna lakal qebiyay. In isticmaar hore u jiray uu kala qeybsaday inay astaan noqoto oo adigana hebelaa ku gumeysan jiray anna hebelaai gumeysan jiray aan sataan ka dhiganno waxay ahayd nasiib darro waayadii dambe aad noogu weynaa.

Waxaan rabaa inaan mar kale hambalyo u diro dowlad-goboleedka Wqooyi Bari oo o diidday astaantaas taariikhda xun ah,” ayuu yiri.

Wuxuu sheegay in taariikh cusub ay u tahay Soomaaliya, isagoo hambalyo u diray maamul-goboleedkaas.

“Maamulka cusub iyo dadka reer-waqooyi bari waan u hambalyeynayaa. Waxaan mar kale halkan ka xoojinayaa oo ku dhawaaqayaa in Laascaanood ay tahay astaanta midnimada Soomaaliya,” ayuu yiri.

Wuxuu intaa ku daray in Waqooyi-bari ay leedahay dhammaan xuquuqda maamul-goboleedyada.

“Dowladda federaalka Soomaaliya waxay ka saacideysaa maamulka cusub dhinaca amniga iyo degganaanshiyaha deegaannada Waqooyi Bari,”. Ayuu yiri.

Previous Post

Iran supreme leader admits thousands killed during recent protests

Next Post

Somaliland: “Reer Laascaanood, nimaan kuu furi doonin yaanu kuu rarin”

Qaranimo Online Editor

Qaranimo Online Editor

Written by Qaranimo Online Contributor A dedicated writer and contributor at Qaranimo Online, focusing on delivering accurate, engaging, and informative content. Passionate about journalism, media, and storytelling that informs, educates, and empowers the community.

Next Post
Somaliland: “Reer Laascaanood, nimaan kuu furi doonin yaanu kuu rarin”

Somaliland: "Reer Laascaanood, nimaan kuu furi doonin yaanu kuu rarin"

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

qaranimo.com

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.

Navigate Site

  • ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY

Follow Us

No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
    • News