• ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY
Monday, September 14, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
  • CAALAMKA
  • ARIMAHA BULSHADA
    • All
    • Sports
    Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeybgaleysa Tartanka CECAFA U-17 Haweenka 2026

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

  • CAYAARAHA
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    Eritrea oo walaac ka muujisay saameynta istiraatiijiga ah ee Imaaraadka ku leeyahay dekedaha Afrika

    Qaxooti ka soo cararaya dagaallada Yemen oo ku qulqulaya xeebaha Jabuuti

    MADAXWEYNAHA JFS MUDANE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO QAABILAY XOGHAYAHA GUUD EE RAABIDADA CAALAMKA ISLAAMKA

    Sacuudiga oo Si Taxaddar ah u Xiray Dhuunta Shidaalka Bari–Galbeed Kadib Weerar Diyaarado aan Duuliye Lahayn

    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qiimeyn Dijitaal ah ku Sameeyay Waxqabadka Wasaaradaha

    Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Sagootiyay Safiirka Turkiga, Kuna Ammaanay Xiriirka Labada Dal

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • MUUQAALO | VIDEOS
No Result
View All Result

Ilhan Omar ayaa ku baaqday in hay’adaha socdaalka ee ICE iyo CBP laga saaro Minnesota

Ilhaan iyaaa sheegtay in joogitaankooda uu cabsi gelinayo bulshooyinka, xadgudbay xuquuqda dadka, islamarkaana khatar gelinayo nolosha dadka deegaanka.”

Ilhan Omar ayaa ku baaqday in hay’adaha socdaalka ee ICE iyo CBP laga saaro Minnesota
0
SHARES
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Xildhibaan Ilhan Omar ayaa soo saartay bayaan aad u adag oo ay ku cambaareynayso dil ay sheegtay inay ciidamada socdaalka ee federaalka Mareykanku u geysteen qof kale oo deganaa gobolka Minnesota.

Ilhan waxay falkaas ku tilmaantay mid u muuqda dil bareer ah, iyadoo muujisay inay aad uga naxday kana xun tahay in ciidamada federaalku ay gumaad ku hayaan xubnaha bulshada ee ay ahayd inay ilaaliyaan.

​Waxay qoraalkeeda ku sheegtay in falkani uusan ahayn mid shil ah, balse uu qayb ka yahay hab-dhaqanka maamulka Trump oo ay ku eedaysay inay isku dayayaan inay dadka cabsi geliyaan halkii ay difaaci lahaayeen, iyadoo xustay in maamulkaasi uu ku xad-gudbayo xuquuqda dastuuriga ah ee muwaadiniinta iyadoo magaca socdaalka lagu gambanayo.

​Xildhibaanadda ayaa si cad u dalbatay in hay’adaha fulinta sharciga ee ICE iyo CBP ay si degdeg ah uga baxaan Minnesota, iyadoo ku dooday in joogitaankoodu uu argagax gelinayo bulshada, nafo badanna ay ku baxeen iyadoo aan lala xisaabtamin ciidamadaas.

Ugu dambeyn, waxay ka dhawaajisay in Minnesota oo markii hore ahayd goob lagu badbaado uu Trump u beddelay meel u eg aag dagaal oo ay ciidamada federaalku si bilaa naxariis ah ugu dilaan dadka deriska ah.

Previous Post

Prominent Saudi academic accuses UAE of being Israel’s ‘trojan horse’

Next Post

Kulan uu Madaxweyne Xasan Sheekh la yeeshay Golaha Wadatashiga Qaranka oo laga soo saaray qodobo dhowr ah

QOL Editor

QOL Editor

Written by Qaranimo Online Contributor A dedicated writer and contributor at Qaranimo Online, focusing on delivering accurate, engaging, and informative content. Passionate about journalism, media, and storytelling that informs, educates, and empowers the community.

Next Post
Kulan uu Madaxweyne Xasan Sheekh la yeeshay Golaha Wadatashiga Qaranka oo laga soo saaray qodobo dhowr ah

Kulan uu Madaxweyne Xasan Sheekh la yeeshay Golaha Wadatashiga Qaranka oo laga soo saaray qodobo dhowr ah

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

qaranimo.com

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.

Navigate Site

  • ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY

Follow Us

No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
    • News