Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Martigeliyay Wafdi Swiss ah oo ka Socda Hay’adda Horumarinta iyo Iskaashiga
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socday Hay’adda...



















