Amb. Abuukar Baalle ayaa casho sharaf u qabatay Danjireyaasha iyo Diblomaasiyiinta ka howlgala Xarunta Qaramada midoobay ee New York.
New York | January 29, 2026 - Ergada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay ayaa munaasabad casho sharaf ah u...



















