• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Monday, May 11, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
    • Home 1
    • Home 2
    • Home 3
    • Home 4
    • Home 6
  • Sports
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    Kenya Delegation Attends Djibouti President Guelleh’s Sixth-Term Swearing-In Ceremony

    DFL Endorses Ilhan Omar for Re-Election in Minnesota’s 5th District

    Yaa ku guulaystay dagaalka Iran iyo Maraykanka?

    Xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta oo xumaaday, sabab?

    Egypt and Saudi Arabia focus on Eritrea as UAE bolsters ties to Ethiopia

    Madaxweyne Erdoğan oo Booqasho Ku Tagay Sacuudi Carabiya iyadoo Xiriirka Turkiga iyo Riyadh uu Kululaaday

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • Tech
    Micron to buy Taiwan chip fabrication site for US$1.8b

    • Nintendo Switch
    • CES 2017
    • Playstation 4 Pro
    • Mark Zuckerberg
  • Entertainment
    • All
    • Sports
    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

  • Lifestyle

    Trending Tags

    • Golden Globes
    • Game of Thrones
    • MotoGP 2017
    • eSports
    • Fashion Week
No Result
View All Result

Duqa magaalada Minneapolis Jacob Frey oo si weyn u cambaareeyay howlgallada ciidanka ICE

0
SHARES
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Duqa magaaladaas oo muddooyinkii dambe ay ka socdeen dhaqdhaqaaqyo lagu beegsanayo dadka soo galootiga ah.

Jacob Frey, ayaa si adag u dhaleeceeyay ICE kadib markii nin u dhashay Venezuela la toogtay intii lagu guda jiray howlgal ay wadeen ciidankani oo la xiriiray socdaalka Mareykanka.

Sida ay sheegeen masuuliyiintu, dhacdadan ayaa ka dhacday magaalada Minneapolis, waxaana ay dhalisay caro, walaac amni iyo dood ballaaran oo ku saabsan hab-dhaqanka ciidamada federaalka ee ICE.

Mas’uuliyiinta federaalka ayaa sheegay in toogashadu dhacday kadib markii ninkaasi uu isku dayay inuu ka baxsado howlgalka, halka Duqa magaalada iyo hoggaamiyeyaasha maxalliga ah ay shaki xooggan ka muujiyeen sida ay wax u dhaceen.

Jacob Frey ayaa ku tilmaamay howlgalka ICE mid aan la qaadan karin,isla markaana dhaawacaya kalsoonida u dhaxeysa bulshada iyo hay’adaha ammaanka.

Duqa Minneapolis wuxuu caddeeyay in howlgallada noocan ah ay si toos ah u saameeyaan bulshooyinka soo-galootiga, isagoo xusay in cabsi joogto ah ay ku abuureen dadka degaanka, gaar ahaan kuwa laga tirada badan yahay.

Wuxuu sheegay in joogitaanka ciidamada ICE ee magaalada uu abuuray jawi kacsan, isla markaana aysan jirin wada-shaqeyn ku filan oo u dhexeysa dowladda federaalka iyo maamulka magaalada.

Ciidanka ICE ayaa muddooyinkii dambe waday howlgallo gaar ah lagu beegsanayo dadka soo galootiga ah oo Soomaalidu ay ugu horreyso, ayadoo bulshooyinka gobolkaasi ay wajahayaan cabsi xooggan.

Previous Post

DFS oo ka digtay in maamul goboleedyadu ay dalal shisheeye la galaan heshiisyo aan Dawladdu ogeyn

Next Post

U.S. attack in Venezuela creates risk, opportunity for guerrilla groups

Auther

Auther

Written by Qaranimo Online Contributor A dedicated writer and contributor at Qaranimo Online, focusing on delivering accurate, engaging, and informative content. Passionate about journalism, media, and storytelling that informs, educates, and empowers the community.

Next Post
U.S. attack in Venezuela creates risk, opportunity for guerrilla groups

U.S. attack in Venezuela creates risk, opportunity for guerrilla groups

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook Twitter Youtube RSS
qaranimo.com

We bring you the best Premium WordPress Themes that perfect for news, magazine, personal blog, etc. Check our landing page for details.

Follow Us

Browse by Category

  • Business
  • Entertainment
  • News
  • Politics
  • Sports
  • Tech
  • Uncategorized
  • WARARKA MAANTA
  • World

Recent News

Doorashooyinka Qof iyo Cod ee Koonfur Galbeed oo Geba-gabo Maraya, Tirinta Codadka oo si Hufan u Socota

May 10, 2026
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Soomaaliya oo Shir Muhiim ah la Qaatay Safiirrada Midowga Yurub, Arrimaha Amniga iyo Doorashooyinka oo diiradda la saaray

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.