• ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY
Monday, September 28, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
  • CAALAMKA
  • ARIMAHA BULSHADA
    • All
    • Sports
    Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeybgaleysa Tartanka CECAFA U-17 Haweenka 2026

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

  • CAYAARAHA
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    Kanada oo kaalin muuqata ka qaadanaysa Qaramada Midoobay, xilli Carney uu raadinayo saaxiibbo cusub

    Dagaallo cusub oo ka qarxay waqooyiga Itoobiya iyo cabsi laga qabo soo noqoshada colaaddii Tigray

    Booqashada Xi Jinping ee Washington ayaa lagu tilmaamay inuu ku gacan sarreeyo wadaxaajoodyada Mareykanka

    Duullaanka Xuutiyiinta oo tijaabinaya xiriirka Mareykanka iyo Sacuudiga iyo xasilloonida Khaliijka

    Madaxweynaha Iran oo Qaramada Midoobay u sheegay Trump: “Marnaba madaxa uma foorarin doonno”

    Trump oo madasha QM uga hanjabay Iran, isla markaana sheegay inay jirto fursad heshiis nabadeed

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • MUUQAALO
  • ENGLISH NEWS
No Result
View All Result

Kulan uu Madaxweyne Xasan Sheekh la yeeshay Golaha Wadatashiga Qaranka oo laga soo saaray qodobo dhowr ah

Qaranimo Online Editor by Qaranimo Online Editor
January 25, 2026
in WARARKA MAANTA
0
Kulan uu Madaxweyne Xasan Sheekh la yeeshay Golaha Wadatashiga Qaranka oo laga soo saaray qodobo dhowr ah
0
SHARES
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta oo taariikhdu tahay Janaayo 24, 2026, guddoomiyey shir Golaha Wadatashiga Qaranka (GWQ) ay ku yeesheen qaab fogaan-arag ah. Shirka waxaa ka qeybgalay Ra’iisul Wasaaraha, Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka, madaxda dowlad-goboleedyada, iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

Goluhu wuxuu ka dooday xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan midnimada iyo wadajirka dhuleed, xaaladda abaaraha, dagaalka ka dhanka ah argagixisada, iyo dardargelinta doorashooyinka qof iyo cod.

Kadib dood dheer, Golaha Wadatashiga Qaranka wuxuu soo saaray qodobadan:

  1. Golaha wuxuu si buuxda u taageeray Dowladda Federaalka Soomaaliya gudashada waajibaadkeeda dastuuriga ah ee ilaalinta gobannimada, sharafka, iyo midnimada dhuleed iyo bulsho ee dalka.

  2. Golaha wuxuu bogaadiyey qabsoomidda doorashadii Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir, isagoo ku baaqay in la dardargeliyo doorashooyinka golayaasha deegaannada ee dowlad-goboleedyada.

  3. Golaha wuxuu soo dhaweeyey taageerada Golaha Mustaqbalka ee ku aaddan gogosha wadatashiga qaran ee ay Xukuumaddu ku baaqday 1-da Febraayo 2026.

  4. Golaha wuxuu ammaanay guulaha ay ciidamada qalabka sida, oo ay garab taagan yihiin shacabka, ka gaareen dagaalka lagula jiro Al-Shabaab.

  5. Golaha wuxuu ku baaqay gurmad degdeg ah oo loo fidiyo dadka ay saameeyeen abaaraha ka jira dalka.

  6. Ugu dambeyn, Golaha wuxuu uga mahadceliyey Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, OIC, Jaamacadda Carabta, IGAD, iyo saaxiibada caalamka ee taageera madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya.

Previous Post

Ilhan Omar ayaa ku baaqday in hay’adaha socdaalka ee ICE iyo CBP laga saaro Minnesota

Next Post

Canada has no intent of pursuing free trade deal with China, says PM after Trump threat

Qaranimo Online Editor

Qaranimo Online Editor

Written by Qaranimo Online Contributor A dedicated writer and contributor at Qaranimo Online, focusing on delivering accurate, engaging, and informative content. Passionate about journalism, media, and storytelling that informs, educates, and empowers the community.

Next Post
Canada has no intent of pursuing free trade deal with China, says PM after Trump threat

Canada has no intent of pursuing free trade deal with China, says PM after Trump threat

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

qaranimo.com

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.

Navigate Site

  • ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY

Follow Us

No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
    • News