• ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY
Monday, September 28, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
  • CAALAMKA
  • ARIMAHA BULSHADA
    • All
    • Sports
    Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeybgaleysa Tartanka CECAFA U-17 Haweenka 2026

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

  • CAYAARAHA
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    Kanada oo kaalin muuqata ka qaadanaysa Qaramada Midoobay, xilli Carney uu raadinayo saaxiibbo cusub

    Dagaallo cusub oo ka qarxay waqooyiga Itoobiya iyo cabsi laga qabo soo noqoshada colaaddii Tigray

    Booqashada Xi Jinping ee Washington ayaa lagu tilmaamay inuu ku gacan sarreeyo wadaxaajoodyada Mareykanka

    Duullaanka Xuutiyiinta oo tijaabinaya xiriirka Mareykanka iyo Sacuudiga iyo xasilloonida Khaliijka

    Madaxweynaha Iran oo Qaramada Midoobay u sheegay Trump: “Marnaba madaxa uma foorarin doonno”

    Trump oo madasha QM uga hanjabay Iran, isla markaana sheegay inay jirto fursad heshiis nabadeed

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • MUUQAALO
  • ENGLISH NEWS
No Result
View All Result

Somaliland: “Reer Laascaanood, nimaan kuu furi doonin yaanu kuu rarin”

Qaranimo Online Editor by Qaranimo Online Editor
January 17, 2026
in WARARKA MAANTA
0
Somaliland: “Reer Laascaanood, nimaan kuu furi doonin yaanu kuu rarin”
0
SHARES
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Iskeed ugu Dhawaaqday Madaxbannaanida Somaliland Maxamed Yuusuf oo ka hadlayay munaasabad tababar loogu soo xirayay askar ayaa ka hadlay joogitaanka madaxda dowladda federaalka Soomaaliya ee Laascaanood.

Wuxuu sheegay in madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa “xasarad wadaan” wuxuuna baaq u diray shacabka Laascaanood, isagoo yiri: “Waxaan leeyahay diyaarad bey ku yimaadeen shalay galab, galabtana diyaarad bey ku tagayaan. Soomaalida waxay ku maahmaahdaa nimaan kuu fureynin yaanu kuu rarin, waxaan leeyayay reer Laascaanood, Xasan wuu tagayaa laakiinse hareeraha waxaa idinka xiga Somaliland iyo Puntland oo la idiin kala tagayo,” ayuu yiri.

“Waxay halkan u yimaadeen kala qeybin iyo inay bulshada ku abuureen dhibaato iyo colaad.” Ayuu intaa ku daray.

Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool waxaa ku sugan wufuud isugu jirta madax ka socota dowladda federaalka ah, madax dhaqameed iyo dadyow kale oo dhamaantood ka qayb galaya xafladda caleema-saarka madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya Cabdulqaadir Aw Cali Firdhiye.

Madaxweyne Firdhiye ayaa la doortay shan bilood ka hor, waxaana muddo la sugayay tagitaanka Madaxweyne Xasan ee Laascaanood.

Previous Post

Madaxweyna Xasan Sheekh: Laascaanood waa astaantii Soomaalinimada

Next Post

President Hassan Sheikh Mohamud Attends Inauguration of Northeastern State President in Las Anod

Qaranimo Online Editor

Qaranimo Online Editor

Written by Qaranimo Online Contributor A dedicated writer and contributor at Qaranimo Online, focusing on delivering accurate, engaging, and informative content. Passionate about journalism, media, and storytelling that informs, educates, and empowers the community.

Next Post
President Hassan Sheikh Mohamud Attends Inauguration of Northeastern State President in Las Anod

President Hassan Sheikh Mohamud Attends Inauguration of Northeastern State President in Las Anod

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

qaranimo.com

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.

Navigate Site

  • ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY

Follow Us

No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
    • News