• ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY
Friday, September 25, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
  • CAALAMKA
  • ARIMAHA BULSHADA
    • All
    • Sports
    Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeybgaleysa Tartanka CECAFA U-17 Haweenka 2026

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    MUSASALKA QALBIGA DHINACIISA KALE

    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

  • CAYAARAHA
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    Kanada oo kaalin muuqata ka qaadanaysa Qaramada Midoobay, xilli Carney uu raadinayo saaxiibbo cusub

    Dagaallo cusub oo ka qarxay waqooyiga Itoobiya iyo cabsi laga qabo soo noqoshada colaaddii Tigray

    Booqashada Xi Jinping ee Washington ayaa lagu tilmaamay inuu ku gacan sarreeyo wadaxaajoodyada Mareykanka

    Duullaanka Xuutiyiinta oo tijaabinaya xiriirka Mareykanka iyo Sacuudiga iyo xasilloonida Khaliijka

    Madaxweynaha Iran oo Qaramada Midoobay u sheegay Trump: “Marnaba madaxa uma foorarin doonno”

    Trump oo madasha QM uga hanjabay Iran, isla markaana sheegay inay jirto fursad heshiis nabadeed

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • MUUQAALO
  • ENGLISH NEWS
No Result
View All Result

Maraykanka oo dib uu eegaya qaabka dad ay Soomaalidu ka mid tahay ku qaateen dhalashada

Basshi by Basshi
January 5, 2026
in WARARKA MAANTA
0
0
SHARES
4
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Waaxda Amniga Gudaha ee Maraykanka (DHS) ayaa dib u eegis ku sameyneysa kiisaska socdaalka iyo jinsiyadda ee ay ku lug leeyihiin muhaajiriin ka yimid 19 waddan oo dalalkoodu xaalado laga walaaco ay ka taagan yihiin, waxaana dalalkaas ku jira Soomaaliya, si loo eego in qof kasta oo haysta dhalashada Mareykanka uu ku helay khiyaamo keeni karta in laga laabto dhalashada, sida ay DHS u xaqiijisay Fox News.

“Sida uu qabo sharciga Mareykanka, haddii shaqsi uu ku qaato dhalashada si khiyaano ah, taasi waa sababaha loogala laabto” Kaaliyaha Xoghayaha DHS Tricia McLaughlin ayaa sidaa ku tiri Fox News.

Dib-u-eegidda ayaa diiradda saaraysa haddii ay khiyaamo dhacay intii lagu jiray nidaamka socdaalka ama hannaanka jinsiyadda, sida khiyaanada guurka ama hadallada beenta ah ee la sameeyo si loo helo sharci ama dhalasho.

Xaqiijintan ayaa imaanaysa ayadoo sharci-dejiyeyaasha xisbiga Jamhuuriga ay ku baaqeen cawaaqib adag, ka dib markii ay soo baxday fadeexad wax is daba marin barnaamijyada daryeelka carruurta oo la sheegay inay ka dhacday Minnesota, ayadoo malaayiin dollar la sheegay in si khaldan loo adeegsaday.

DHS waxay ku nuuxnuuxsatay in ka xayuubinta jinsiyadda ay jiraan heerar sharci oo adag oo lagu maamulo, laguna dabaqo oo keliya xaalado xaddidan.

Dib u eegista waxaa ku jira kiisas la xiriira 19 wadan oo DHS ay u aragto wadamada ay walaac ka qabaan, oo ay ku jirto Soomaaliya. DHS ma aysan cayimin inta kiis ee hadda dib u eegis lagu wado ama in qof loo gudbiyay dacwadaha diidmada.

Jinsiyad kala noqoshada waa nidaam sharciyeed naadir ah oo xooggan. Taariikh ahaan, dawladda federaalku waxay isticmaashay tobanaan kiis xilliyadii 90meeyadii.

Dacwad oogayaasha ayey tahay inay xaqiijiyaan in jinsiyadda lagu qaatay si dharci darro ah, waxaana jinsiyad ka qaadidda ay u baahnaanaysaa caddaymo badan oo mararka qaar qaadan kara dacwado sannado socda.

Baaritaanka ayaa sidoo kale imaanaya iyadoo Waaxda Caafimaadka iyo Adeegyada Aadanaha (HHS) ay qaadday Talaadadii talaabo ay ku hakisnayso lacagaha daryeelka carruurta ee Minnesota, iyadoo la tixraacayo khiyaanada lagu eedeeyay bixiyeyaasha daryeelka carruurta ee gobolka oo dhan.

Xoghaye ku xigeenka HHS Jim O’Neill ayaa sheegay in gobolku “ku bixiyey malaayiin dollar oo ah lacagta canshuur bixiyayaasha ah xarumo been abuur ah oo la sheegay in lagu daryeelo carruurta” tobankii sano ee la soo dhaafay, taasoo keentay in wakaaladdu ay joojiso lacagaha inta arrinta dib loo eegayo.

DHS ma aysan bixin jadwal dib-u-eegis ah ama ma aysan sheegin in wax kiisas diidmo ah la filayo inay horay u socdaan mustaqbalka dhow.

Talaabadan ayaa soo baxday in yar ka dib markii xeer ilaaliyaha guud ee Mareykanka Pam Bondi ay sheegtay in 85 qof oo Somaali ah lagu soo oogay dacwad wax isdabo marin ah gobolka Minnesota, xeerilaaliyaha ayaa intaas ku dartay in dad kale oo badan ay dacwadood ku oogistoodu socoto.

Dhawaan ayey ahayd, marki Trump uu ugu yeeray Minnesota ”xuddunta lacagaha sharci darrada, halkaas oo lagu dhaqo lacagta aan sharciga ahayn, uuna maamulo barasaabka dimuqraadiga Tim Walz”, taas oo u muuqata inay tahay jawaab ka timid warbixino warbaahineed oo aan la xaqiijin, oo ay la wadaageen xildhibaannada Jamhuuriyiinta ah ee ay isku xisbiga yihiin.

Previous Post

Warar dheeraad ah oo ka soo kordhay taariikhda la bilaabi doono qodista shidaalka Soomaaliya iyo maraakiibta qodaysa

Next Post

Maxaa ka dhexeeya Aqoonsiga Israa’iil ee Soomaaliland iyo gooni-goosashada Golaha Yementa Koonfureed ?

Basshi

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.

Navigate Site

  • ABOUT US
  • CONTACT US
  • HOME
  • MUUQAALO | VIDEOS
  • PRIVACY + POLICY

Follow Us

No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
    • News