• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Sunday, February 15, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
    • Home 1
    • Home 2
    • Home 3
    • Home 4
    • Home 6
  • Sports
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    Egypt and Saudi Arabia focus on Eritrea as UAE bolsters ties to Ethiopia

    Madaxweyne Erdoğan oo Booqasho Ku Tagay Sacuudi Carabiya iyadoo Xiriirka Turkiga iyo Riyadh uu Kululaaday

    Iran’s Khamenei warns any U.S. attack would spark ‘regional war’

    Israel bans MSF from Gaza after charity refuses to hand over staff list

    Hogaamiyaha Iraan Ayatollah Ali Khamenei oo ka digay weerar uga yimaada Mareykanka iyo saameynta ka dhalan doonta

    Iranians seal windows and store food and water as they prepare for attack

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • Tech
    Micron to buy Taiwan chip fabrication site for US$1.8b

    • Nintendo Switch
    • CES 2017
    • Playstation 4 Pro
    • Mark Zuckerberg
  • Entertainment
    • All
    • Sports
    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

  • Lifestyle

    Trending Tags

    • Golden Globes
    • Game of Thrones
    • MotoGP 2017
    • eSports
    • Fashion Week
No Result
View All Result

Soomaaliya oo shir guddoominaysa kulankii ugu horreeyay ee golaha ammaanku uu yeelanayo bishan Janaayo

0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shir-guddoominaysa kulan haatan socda oo ah kii ugu horreeyay ee bishan Janaayo ee yeesho Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay, islamarkaana looga hadlayo tillaabadii uu Mareykanku dhowaan ka qaaday Venezuela.

Soomaaliya ayaa bishan Janaayo si rasmi ah u haysa Madaxweynaha Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay, arrintaas oo muujinaysa kaalinta sii kordhaya ee ay dalkaasi ku yeelanayso masraxa diblomaasiyadda caalamiga ah.

Kulankan oo ka dhacaya xarunta Qaramada Midoobay ee New York, waxaa shir-guddoominayay Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay, Danjire Abuukar Baale, oo ah Madaxweynaha Golaha Ammaanka bisha Janaayo.

Intii uu kulanku socdo, xubnaha Golaha Ammaanka ayaa ka doodaya xaaladda Venezuela, gaar ahaan weerarkii Mareykanku qaaday, iyadoo la falanqeeyay saameynta uu ku yeeshay amniga gobolka, sharciga caalamiga ah iyo xiriirka dowladaha.

Shir-guddoominta Soomaaliya ee Golaha Ammaanka bishan Janaayo ayaa loo arkaa guul diblomaasiyadeed, isla markaana muujinaysa kalsoonida ay beesha caalamku ku qabto doorka ay Soomaaliya ka qaadan karto arrimaha amniga iyo nabadda dunida.

Previous Post

Mareykanka oo doonayaa inuu sidii Nicolas Maduro u weeraro Colombia

Next Post

Taariikh Nololeedkii ALAHA u naxariistee G/le Sare Axmed Sheekh Xasan oo ku magac dheeraa “Axmed Hareed”

Basshi

Basshi

Next Post
Taariikh Nololeedkii ALAHA u naxariistee G/le Sare Axmed Sheekh Xasan oo ku magac dheeraa “Axmed Hareed”

Taariikh Nololeedkii ALAHA u naxariistee G/le Sare Axmed Sheekh Xasan oo ku magac dheeraa “Axmed Hareed”

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.

No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
    • Home 4
    • News