• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Wednesday, February 4, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
    • Home 1
    • Home 2
    • Home 3
    • Home 4
    • Home 6
  • Sports
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    Madaxweyne Erdoğan oo Booqasho Ku Tagay Sacuudi Carabiya iyadoo Xiriirka Turkiga iyo Riyadh uu Kululaaday

    Iran’s Khamenei warns any U.S. attack would spark ‘regional war’

    Israel bans MSF from Gaza after charity refuses to hand over staff list

    Hogaamiyaha Iraan Ayatollah Ali Khamenei oo ka digay weerar uga yimaada Mareykanka iyo saameynta ka dhalan doonta

    Iranians seal windows and store food and water as they prepare for attack

    Israel eyes regime change in Iran – and is counting on Trump to make it happen

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • Tech
    Micron to buy Taiwan chip fabrication site for US$1.8b

    • Nintendo Switch
    • CES 2017
    • Playstation 4 Pro
    • Mark Zuckerberg
  • Entertainment
    • All
    • Sports
    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

  • Lifestyle

    Trending Tags

    • Golden Globes
    • Game of Thrones
    • MotoGP 2017
    • eSports
    • Fashion Week
No Result
View All Result

RW Xamsa oo ka qeyb galay xil wareejinta taliyaha Ciidan Xoogga Dalka

0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa Arbacadii si rasmi ah xilka Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ugu wareejiyay Taliyaha cusub, Sarreeye Gaas Ibraahim Maxamed Maxamuud, isagoo beddelaya Taliyihii hore, Sarreeye Gaas Odaawaa Yuusuf Raage.

Munaasabadda xil-wareejinta oo ka dhacday magaalada Muqdisho, ayuu Ra’iisul Wasaaruhu ugu hambalyeeyay Taliyaha cusub xilka loo igmaday, isaga oo ku boorriyey in uu hoggaamiyo ciidanka si xirfad leh, edeb iyo hufnaan ku dheehan tahay, si ay u noqdaan tusaale wanaagsan oo ay bulshadu ku dayato, isla markaana ay si buuxda u gutaan waajibaadkooda qaran ee difaaca dalka.

Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa xusay in Ciidanka Xoogga Dalka ay gaareen guulo wax ku ool ah oo laga gaaray dagaalka lagula jiro kooxaha argagixisada, isla markaana ay xoreeyeen deegaanno badan oo horey gacanta ugu jiray kooxahaas, taasoo meesha ka saartay meelihii ay gabaadka ka dhigan jireen.

“Ujeedkeenna waa in si buuxda dalka looga ciribtiro kooxda Al-Shabaab waqti dhow,” ayuu yiri Ra’iisul Wasaaruhu, isagoo intaas ku daray in kooxaha hubeysan ay horey u qabsadeen dhulal ballaaran oo hodan ku ah kheyraadka dabiiciga ah, gaar ahaan dhul beereedyo iyo dooxooyin webiyo mara, si ay u curyaamiyaan wax-soo-saarka dalka.

Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu sidoo kale carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la ilaaliyo calanka qaranka, oo uu ku tilmaamay astaan sharaf, masuuliyad gaar ahna xambaarsan, isagoo sheegay in horumar dhab ah aan la gaari karin inta aan dalka laga xoreyn cadowga.

Dhanka kale, Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa tilmaamay in dowladda ay mudnaan gaar ah siinayso daryeelka, xuquuqda iyo tayeynta askarta, isla markaana qeyb weyn oo miisaaniyadda qaranka ah lagu bixiyo sugidda amniga iyo badbaadada shacabka.

Ugu dambeyntii, wuxuu uga mahadceliyay Taliyihii hore adeeggiisii daacadda ahaa, isagoo Taliyaha cusub ku dhiirrigeliyay inuu sii wado dadaallada lagu horumarinayo, lagu tayeynayo laguna xoojinayo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Previous Post

Mareykanka oo Kordhinaya Taageerada Amni ee Geeska Afrika si Looga Hortago Kalluumaysi Sharci-darro ah iyo Burcad-badeednimo

Auther

Auther

Written by Qaranimo Online Contributor A dedicated writer and contributor at Qaranimo Online, focusing on delivering accurate, engaging, and informative content. Passionate about journalism, media, and storytelling that informs, educates, and empowers the community.

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.

No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
    • Home 4
    • News