Kulan ay yeesheen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweynihii hore ee dalka Shiikh Shariif Shiikh Axmed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa caawa gaaray hoyga magaalada Muqdisho uu ka degan yahay Madaxweynihii...

















