Ku-simaha Madaxweynaha JFS oo kulan la yeeshay wafdi ka socday Jaamacadda Carabta
Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta...



















