• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Saturday, February 14, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
    • Home 1
    • Home 2
    • Home 3
    • Home 4
    • Home 6
  • Sports
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    Egypt and Saudi Arabia focus on Eritrea as UAE bolsters ties to Ethiopia

    Madaxweyne Erdoğan oo Booqasho Ku Tagay Sacuudi Carabiya iyadoo Xiriirka Turkiga iyo Riyadh uu Kululaaday

    Iran’s Khamenei warns any U.S. attack would spark ‘regional war’

    Israel bans MSF from Gaza after charity refuses to hand over staff list

    Hogaamiyaha Iraan Ayatollah Ali Khamenei oo ka digay weerar uga yimaada Mareykanka iyo saameynta ka dhalan doonta

    Iranians seal windows and store food and water as they prepare for attack

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • Tech
    Micron to buy Taiwan chip fabrication site for US$1.8b

    • Nintendo Switch
    • CES 2017
    • Playstation 4 Pro
    • Mark Zuckerberg
  • Entertainment
    • All
    • Sports
    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

  • Lifestyle

    Trending Tags

    • Golden Globes
    • Game of Thrones
    • MotoGP 2017
    • eSports
    • Fashion Week
No Result
View All Result

Madaxweyne hore Farmaajo oo Shir la Qaatay Hoggaamiyeyaasha Puntland iyo Jubbaland, Fariinna uGudbiyay Madaxweyne Xasan Sheekh

0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynihii hore ee Somalia, Mohamed Abdullahi Farmaajo, ayaa maanta kulan salaan iyo is-xog wareysi ah la yeeshay Madaxweynayaasha dowlad-goboleedyada Puntland iyo Jubbaland, Siciid Cabdullahi Deni iyo Ahmed Mohamed Islam.

Farmaajo ayaa sheegay in kulankaasi si gaar ah diiradda u saaray xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo baahida loo qabo wada-tashi dhab ah oo looga gudbo caqabadaha jira.

Wuxuu soo dhaweeyey imaanshaha labada Madaxweyne ee caasimadda Muqdisho, isaga oo ku dhiirrigeliyey dadaallada lagu doonayo in lagu gaaro heshiis loo dhan yahay, si dalka looga badbaadiyo hubanti la’aan iyo qalalaase amni oo ka dhasha khilaafaadka la xiriira doorashada iyo dastuurka.

Madaxweynihii hore ayaa bogaadiyey niyad-samida iyo doonista labada Madaxweyne ee ku aaddan xal waara oo loo dhan yahay.

Dhanka kale, Farmaajo wuxuu ugu baaqay Madaxweynaha xilka haya, Hassan Sheikh Mohamud, inuu la yimaado tanaasul iyo hoggaan suurtagelin kara in laga gudbo ismari-waaga taagan, islamarkaana laga hortago firaaq dastuuri ah.

Ugu dambeyn, Farmaajo ayaa ku baaqay in xaaladda siyaasadeed ee cakiran aysan ka mashquulin gurmadka shacabka Soomaaliyeed ee ay saameysay abaarta daba-dheeraatay, isagoo ku boorriyey in la qaado tallaabooyin cad-cad oo wax ku ool ah si loo badbaadiyo nolosha dadka tabaaleysan.

Previous Post

Ku-simaha Madaxweynaha JFS oo kulan la yeeshay wafdi ka socday Jaamacadda Carabta

Next Post

Qaramada Midoobay oo War Cusub Ka Soo Saartay Dilka 6,000 Qof oo Ka Dhacay Magaalo Ku Taalla Suudaan

Auther

Auther

Written by Qaranimo Online Contributor A dedicated writer and contributor at Qaranimo Online, focusing on delivering accurate, engaging, and informative content. Passionate about journalism, media, and storytelling that informs, educates, and empowers the community.

Next Post
Qaramada Midoobay oo War Cusub Ka Soo Saartay Dilka 6,000 Qof oo Ka Dhacay Magaalo Ku Taalla Suudaan

Qaramada Midoobay oo War Cusub Ka Soo Saartay Dilka 6,000 Qof oo Ka Dhacay Magaalo Ku Taalla Suudaan

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.

No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
    • Home 4
    • News