• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Sunday, February 15, 2026
qaranimo.com
  • Wararka Maanta
    • Home 1
    • Home 2
    • Home 3
    • Home 4
    • Home 6
  • Sports
    • All
    • Business
    • Politics
    • World
    Egypt and Saudi Arabia focus on Eritrea as UAE bolsters ties to Ethiopia

    Madaxweyne Erdoğan oo Booqasho Ku Tagay Sacuudi Carabiya iyadoo Xiriirka Turkiga iyo Riyadh uu Kululaaday

    Iran’s Khamenei warns any U.S. attack would spark ‘regional war’

    Israel bans MSF from Gaza after charity refuses to hand over staff list

    Hogaamiyaha Iraan Ayatollah Ali Khamenei oo ka digay weerar uga yimaada Mareykanka iyo saameynta ka dhalan doonta

    Iranians seal windows and store food and water as they prepare for attack

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • Tech
    Micron to buy Taiwan chip fabrication site for US$1.8b

    • Nintendo Switch
    • CES 2017
    • Playstation 4 Pro
    • Mark Zuckerberg
  • Entertainment
    • All
    • Sports
    Guddoomiyaha Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo ku biiray hoggaanka sare ee CECAFA

    Trump says ‘massive armada’ will strike Iran with ‘speed and violence’ unless deal made

    Senegal beat Morocco after walking off pitch in extraordinary AFCON 2025 final

  • Lifestyle

    Trending Tags

    • Golden Globes
    • Game of Thrones
    • MotoGP 2017
    • eSports
    • Fashion Week
No Result
View All Result

MAAMULKA GOBOLKA BANAADIR OO DAAHFURAY DIIWAANGELINTA CEELASHA BIYAHA IYO SHIRKADAHA SIFEEYA BIYAHA

0
SHARES
12
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter
Muqdisho, Janaayo 15, 2026: Maamulka Gobolka Banaadir ayaa khamiista maanta ah daahfuray diiwaangelinta ceelasha biyaha iyo shirkadaha gaarka loo leeyahay ee sifeeya biyaha, taas oo qayb ka ah qorsheyaal horumarineed oo lagu xoojinayo helitaanka biyo nadiif ah, hubinta tayada adeegyada biyaha, iyo ilaalinta caafimaadka bulshada gobolka.
http://qaranimo.com/wp-content/uploads/2026/01/kontrol-ceelsha-biyaha.mp4
Munaasabadda oo ay ka soo qeybgaleen mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka Banaadir, wakiillo ka socday hay’adaha biyaha, shirkadaha gaarka loo leeyahay ee sifeeya biyaha, iyo xubno ka tirsan bulshada rayidka, ayaa waxaa lagu dhiirrigeliyey iskaashiga ka dhexeeya maamulka Gobolka Banaadir, shirkadaha, iyo bulshada si loo hubiyo adeeg biyo oo waara, hufan, islamarkaana loo yareeyo khataraha caafimaad ee ka dhasha biyo aan nadiif ahayn.
Mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xusay in diiwaangelintan ay qayb ka tahay dadaallada maamulka ee lagu hubinayo tayada biyaha, kor loogu qaadayo la xisaabtanka shirkadaha bixiya adeegyada biyaha, iyo fududeynta qorsheynta horumarineed ee la xiriirta adeegyada aasaasiga ah.
“Waxaa muhiim ah in bulshadu hesho biyo nadiif ah oo ammaan u ah caafimaadka, islamarkaana shirkadaha bixiya adeegyada biyaha ay raacaan shuruucda iyo xeerarka maamulka si loo gaaro adeeg hufan oo waara,” ayuu yiri Mudane Mahad Baraawe Agaasimaha Waaxda Biyaha, Deeganka & Isbeddelka Cimilada.
Waxa uu sidoo kale tilmaamay in diiwaangelintan ay fududeyn doonto la socodka iyo kormeerka ceelasha biyaha iyo shirkadaha sifeeya biyaha, iyadoo la hubinayo in adeegyada la bixiyo ay la jaan qaadayaan heerarka caafimaad iyo badbaado ee la dejiyey, taasoo ka mid ah qorshayaasha istiraatiijiga ah ee maamulka ee lagu taageerayo horumarinta adeegyada biyaha, ilaalinta deegaanka, iyo ka hortagga cudurrada ka dhasha biyaha aan nadiifka ahayn.
Ugu dambeyn, maamulka Gobolka Banaadir wuxuu bulshada ugu baaqay in ay ka qaybqaataan dadaallada horumarineed, islamarkaana ay la shaqeeyaan hay’adaha iyo shirkadaha sifeeya biyaha si loo xaqiijiyo helitaanka biyo nadiif ah oo badbaado leh.
……………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………
Previous Post

Hargaysa inta ay Caasimadda Labaad ogolaanayso Laasacaanood ayaa xaq u leh

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si ballaaran loogusoo dhaweeyey Madaxweyne Xasan Sheekh.

Auther

Auther

Written by Qaranimo Online Contributor A dedicated writer and contributor at Qaranimo Online, focusing on delivering accurate, engaging, and informative content. Passionate about journalism, media, and storytelling that informs, educates, and empowers the community.

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo si ballaaran loogusoo dhaweeyey Madaxweyne Xasan Sheekh.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si ballaaran loogusoo dhaweeyey Madaxweyne Xasan Sheekh.

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

© 2026 Qaranimo.com – Independent news, analysis & opinion.

No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
    • Home 4
    • News