Soomaaliya iyo Jabuuti oo Saxiixay Heshiis Is-afgarad oo Lagu Xoojinayo Tacliinta Sare iyo Cilmi-baarista
Wasaaradaha Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradda Tacliinta Sare iyo Cilmi-baarista ee Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa...



















